Home News Articles/Maqaallo News in english Photo Gallery Contact us


Useful Links
Aftahan
Aljazeera
Amiin Caamir
Awdal
Bancade
BBC Somali
Bederwanaag News
Berbera News
Borama News
Call Somaliland
Dayniile
Djiboutination
Doha Center
Duruus
Farshaxan
Gabiley
Gabooye News
Garadag
Geeska
Golis News
Haatuf
Hadhwanaag News
Halgan Net
Harawo
Irin
Jamhuuriya
Longlive Somaliland
Maandeeq News
Mareeg
Markacadey
Medeshi
Oodweyne News
Qaadisiya
Qaran News
Raad Tv
Radio Hormuud
Radio Somaliland
Ramaas News
Reuters
Saaxil
Salal News
Sanaag Org
Saraar News
SDWO
Shaaciye.com
Somali Forums
Somalifans
Somaliland American
Somaliland Embassy
Somaliland Future
Somaliland info
Somaliland Nation
Somaliland Net
Somaliland Org
Somaliland Patriots
Somaliland Press
Somaliland Professionals
Somaliweyn
Sooyaal
Suugaantakayd
The MUSLIM Zone
TogaHerer
Togdheer News
Togdheer Sports
Tv Sallaxley
TvSomalilandEurope
Udub Canada
Uhubso
Ururka Kulmiye
Ururka Qaran
Ururka Ucid
Ururka Udub
VOA Somali
Waagacusub
Waagacusub News
Wariyaha

News in English
Democracy grows in Somaliland + more news‏
LAPD names its first Islamic chaplain + More News
Jackson’s Will Filed: Diana Ross Named as Possible Guardian
Mousavi says new Ahmadinejad government `illegitimate`
Somaliland rejects to participate in Washington meeting on Somalia‏
 
Custom Search

Wararkii ugu dambeeyey
 
Maqaallo/Articles
Madaxwayne Rayaale Oo Markii Saddexaad Golaha Wakiilada U Gudbiyay Bedelaada xubin komishanka Ka Mid ah    03 Jul 2009
Hargaysa: Madaxwaynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay inay isku dhaceen Deeqbixiyayaasha Somaliland ka taageera doorashooyinka, kadib markii uu Madaxwaynuhu ku wargeliyay in ay la kulmaan xubno Wasiiro ah,
Read more
Xisbiga UCID Oo Si Adag U Cambaareeyay Falkii Taageerayaasha Kulmiye Loogu Diiday In Ay Galaan Madaar Hargeysa    03 Jul 2009
Hargaysa: Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa si adag u cambaareeyay falka ay ciidamada boolisku iskaga horistaageen in taageerayaasha xisbiga Kulmiye ku soo dhaweyeen gudoomiyaha xisbigaas Madaarka Hargaysa,
Read more
Burco: Tirakoob Ay Hay’adda Miino Saarka Somaliland Ka Soo Saartay Dadkii Miinadu Waxyeeshay Dhawrkii Sano Ee Ugu Dambeeyey    03 Jul 2009
Burco: Hay’adda Miino saarka Somaliland ee SMAC ayaa markii u horaysay ka warbixisay tirakoobka khasaaraha Nafeed ee ay dadka reer Togdheer u gaysteen qaraxyada miinadu saddexdii sano ee u dambeeyay
Read more
Muslimiinta Maraykanka Oo 100,000 oo Kitaabka Quraanka Kariimka ugu deeqay Hogaamiyayaasha Maraykanka.    03 Jul 2009
DUBAI -Al Arabiya : Olole ballaadhan oo gudida xidhiidhka Islaamiga wadeen ayaa waxay guddonsadeen 100,000 oo Musxaf ee Quraanka Kariimka oo la siinayo hogaamiyaayaasha iyo saraakiisha loo doortey wadanka Maraykanka.
Read more
Faallo: Ma Dhabaa In Michael Jackson Loo Aasayo Qaab Islaameed    03 Jul 2009
Dubai: Wararka aan ka soo xiganay mareegta Al carabiya net ayaa tilmaamaysa in Salaasada soo socota Jackson lagu aasi doono qabuuraha Los Angeles ee Staples Centre,
Read more
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Hargeysa, Faahfaahina Ka Bixiyay Safarkiisii Iyo Taageerayaashiisa Oo LooDiiday Inay Galaan Gudaha Madaarka.    02 Jul 2009
Hargaysa: Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargeysa
Read more
Weriye Axmed Xasan Cawke Oo Noqday Shakhsiga Ugu Mobile Lumista Badan Hargeysa    02 Jul 2009
Hargeysa: Weriyaha caanka ah ee Axmed Xasan Cawke ayaa daraasad uu ku sameeyey lumitaanka Telefoonada Gacanta ee loo yaqaano Mobile-ka ayaa isagu noqday shakhsiga ugu mobile lumista badan magaalada Hargeysa,
Read more
Warbixin Xiiso Badan: Hoos U Dhaca Idaacada BBC-Da Yaa U Sabab Ah?    02 Jul 2009
Hargaysa: Sidaynu la wada socono waxaad ogtihiin hoos u dhaca idaacadii wayneed ee BBC-da taas oo ay ugu wacan tahay dadka madaxda ka noqday ee hogaanka u yahay,
Read more
“Haddii labada Toddobaad ee soo socda aanu hawsha 80% riixi kari wayno,dee dib-u-dhac baa imanaya,eeddana lama wada yeelan doono ee cid ..”Xubin Komishnka Ka mid Ah Xasan C. Hoorri    02 Jul 2009
Hargeysa: “Inkasta oo aan ahay xubintii ugu dambaysay ee Komishanka ku biirta,haddana waxaan marka hore talo u jeedinayaa AxsaabtaXukuumadda iyo shacabkaba.
Read more
Xaflad Isu Barkanayd Maamusid Iyo Sii Sabootin Oo Loo Sameeyey Ardaydii Markii Ugu Horaysay Ka Qalin-jebisay Kulliyada Caafimaadka Ee Jaamacada Hargaysa    02 Jul 2009
Hargaysa: Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu sii sabootinayey 15 Arday oo ka qalin-jebiyey Jaamacada Hargaysa, ayaa xalay lagu qabtay Hotal Maansoor ee magaalada Hargaysa
Read more
Ciidamadda Booliska wadanka Masar oo ku toogtay labo nin oo Soomaali ah xuduudka u dhexeeya Masar iyo Israa’iil    02 Jul 2009
Qaahira: Labada Marxuum ee la toogtay ayaa si dhuumaaleysi ah ku maraayay lama degaanka Siinaay ee xadka kala qaybiya Masar iyo Israa’iil iyaga oo doonayay in ay u tallaabaan dhinaca Israa’iil
Read more
Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Mudane xaaji axmad maxamd maxamuud siilaanyo oo ku laabtay magaalada hargeysa    02 Jul 2009
London: Waxa arbacadii oo ay bishu ahayid 1/07/09 waxaa gagada dayuuradaha Gatwick ee carigga Ingriiska ka duulay gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Isla markaasina ah Musharaxa Madaxweynaha doorashada
Read more
Daawo Xafladii xalay ee Lagu Soo Dhawaynayay Fanaanada Maryan Mursal oo ka dhacday Madaxtooyada    02 Jul 2009
Hargeysa: Xaflad balaadhan oo loo sameeyay Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mursal, ayaa xalay lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland.
Read more
Maxkamadda Gobolka Saaxil oo dil toogasho ah ku xukuntay eedaysane    02 Jul 2009
Berbera : Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa shalay xukun dil ah ku ridday eedaysane lagu magacaabo Axmed Nuur Xasan, kaas oo loo haystay in uu dilay Marxuum lagu magacaabi jiray Cismaan Cawil Jaamac
Read more
Wararkii Wargeyska OGAAL, Cadadkii 816 Khamiis, 02/07/09    02 Jul 2009
“Madaxweyne Rayaale maanta waa Kootarabaanayste oo dembi igama raacayo” Xil. Maxamed Faarax Qabile…Golaha Wakiillada
Read more
Soomaalida S Africa Oo Is Dhex Gal sameeyey    01 Jul 2009
South Afrika: Dadka Soomaalida ah ee ku nool wadanka Koonfur Afrika oo is dhex gal La Sameeynaya Bulshada ay ku dhex nool yihiin si ay dhibaatada lagu hayo u yaraato, DAAWO VIDEO-ga
Read more
Shir laga hadlayey la dagaalanka Budhcad Badeeda oo ka dhacay Dalka Sacuudiga    01 Jul 2009
Riyadh: Kulan ay soo qaban qaabisay dowlada Sacuudiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay wadamada ku dhirirsan bada cas iyo kuwa Qaliijka si ay isaga kaashadaan la dagaalanka burcad badeeda
Read more
Maxay Daarnayd Digniintii, Dayradii Iyo Digashadii Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Sida Wada-jirka ah Ugu Soo Jeediyey Xukuumada Rayaale Iyo Senator-ka Maraykanka ee Donald Payne?    01 Jul 2009
Hargaysa: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii ka soo yeedhay
Read more
Ilmo Yar Oo Keligii Ka Badbaaday Dayaarad Ay Saarnaayeen 153 Qof Oo Ay Lahayd Shirkada Yemania Airweys Oo Ku Dhacday Xeebaha Comoros    01 Jul 2009
Yemen: Ilmo yar ayaa keligii ka badbaaday dayaarad ay saarnaayeen 153 qof oo habeen hore ku burburtay xeebaha Jaziirada Komoros ee badweynta Hindiya dayaaradan oo ay lahayd shirkadda la yidhaahdo Yemania,
Read more
Ciidamada Maraykanka ee bilaabay inay ka baxaan wadanka Ciraaq    01 Jul 2009
Baqdaad:Ciidamada wadanka Maraykanka ayaa maalintii Isniintii ka baxay Magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, iyadoo halkaas la wareegeen ciidamada dalka Ciraaq.
Read more
shirkii congresska mareykanku ee somaliland ka baaqatay    01 Jul 2009
New York: Shir ay Maraykanka golihiisa wakiiladu u qabteen arimaha Somalida, Shirkaas oo Somaliland lagu casuumay ee aanay ka qayb galin, shirkaasina hadda wuu dhamaaday ee wax saamayn ah ma ku yeeshay Somaliland?
Read more
Dawlada JSomaliland oo Safiir Cusub U Magacowdey Dalka NewZealand!(Mudaane.CABDI XASAN FAARAX BUUNI)    01 Jul 2009
Hargeysa: Md Cabdi xassan faarax ayaa waxaa uu horey u ahaa gudoomiyaha qurba jooga reer s/land ee dalka new zealand,isagoo ka soo jeeda beelaha Gabooye
Read more
Wararkii Wargeyska OGAAL, Cadadkii 815 Arbaca, 01/07/09    01 Jul 2009
Hadal adag oo Md. Donald Payne ku soo khatimay Shirkii S/Land ka baaqatay ee Maraykanka “S/land hadday doonayaan inay is-go’doomiyaan, waxaan samaynayaa wax kasta oo aanu ku go’doomin karno” Donald Payne – Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka khaarajiga
Read more
Wakiilka Deeqbixiyayaasha U Qaabilsan Somaliland Oo Kulan Wada Jira LaYeeshay Xisbiyadda Qaranka Iyo Nuxurka Qodobaddii Lagaga Wada Hadlay    30 Jun 2009
Hargaysa : Wefti ka socda Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah ee Somaliland ka taageera doorashooyinka iyo hanaanka dimuquraadiyadda, ayaa maantagalinkii dambe soo gaadhay Magaaladda Caasimadda ah ee Hargeysa,
Read more
Baabuur Ka Soo Talaabay Dhinaca Itoobiya Oo Murran Dhaliyey    30 Jun 2009
Wajaale: Mudaharaad la sheegay inuu saacado badan socday ayaa xalay ka dhacay magaalada Tog-wajaale, taas oo ay dadweyne gadoodsani mudaharaad kala
Read more
 
MAAN RAG ARAG-TAYE MASKAX DUMAR EEG !!
Sidii inoo caada-da ahayd ee aan idiin la socod-siin jirnay silsiladii gabayada ahayd ee NIMCO AADAN HURE ( NIMCO GABAYDO),usbuu-ciiba maalinta jimce ama sabti
Read more
Maandeeq waa ayaamaha xuska mudan, qaybtii 3aad
salaan guud dhamaantiin shabakada oodweynenews.com,salaan ka dib bal iga gunta inyar oo gunaanada oo maandeeq waa gobinimada: QALINKII: MAXAMUUD MAXAMED IBRAAHIM
Read more
GUUBAABO IYO TALO KU SOCOTA BEELAHA FAROOMAHA CADOWGA DEGAN
Geyigan Geeska Africa, waa geyi kacsan oo aan xasiloon oo colaadii mudo dheer ka oogan tahay oo dhinacaad ka eegtoba uu dab ka oloolayo intaana hayaaydaas iyo hayaankaas lagu jiro si weyna ciidan ahaan, BY; FAARAX CALI JAAMAC
Read more
WAA YAABE CEEBTA MIYAA LAGU FAANAA WAKHTIGAN?
OODAA RO0GAN MIYAA OO ISKA DHEH, MISE WAA KA FIIRSO WAXAD SHEEGAYSID, af aanad lahayn lama qabto waa xikmad aad u badan oo ka hadlaysa qona in aanu xukumi karin,by: CABDI SHOTALY
Read more
AQOON-DARADA KA MUUQATA XAGGA MASUULIYADOODA, GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND.
Aan wadaco Salaan sharaf badan, aadna qaali iigu ah taas oo aan u hibeynayo dhammaan Saxaafadda, Suxufiyiinta, iyo macaamiisha Saxaafaddaba, BY; AXMED SICIID BOOTAAN
Read more
Sheeko Jacayl Ah oo Dhex-martay Lammaane Isu Muhday!!!
Sucaad weriye wa gabadh somaliland u dhalataay gaar ahaan caasimada gobolka togdheer, sucaad waxay deganaan jirtaay xaafada qasabka dhalinayarada habla iyo wiilaalba aadbaay u soo dhaweyn jireen. BY; XASAN MAXAMED XAYLE
Read more
Mandeeq hanaan wacan Qaybtii 2aad, waa taynu ku naaloono ee 1960kii 26 june‏
marka hore waxaan halkan salaan sharafeed uga gudbinayaa dhamaan ummada reer somaaliland,marka xiga waxaan doonayaa inaan in ka muujiyo ama yar saro, Qalinkii: MAXAMUUD MAXAMED IBRAAHIM
Read more
Gabay: Aakhira Samaan Oo La Tafatiray Lana Kordhiyay
Gabayga soo socda waxaa lagu magacaabaa Aakhira Samaan, waxa uu ka koobanyahay 100 beyd oo u dhisan 25 cutub oo min afarey ah waxaana sannadka 2009 curiyay IBRAHIM HASSAN GAGALE
Read more
Afsoomaaligoo Cabanaya
Afka Soomaaligu waa Af hodon ah oo koobsaday dhamaan sifooyinka Af ku gaadho derejada Hodonimada ama Qaninimada taasoo ay ugu muhiimsan tahay in wax kasta oo maskaxdaada ku soo dhaca aad ku cabbiri karto hadal BY: SAEED HUSSEIN
Read more
Faallo: Qorshaa qarsoon ee shirkii Washington iyo geesinimada Somaliland
shirkaas muu ahayn Reersomaliland mid dantooda lagu waday muu ahayn mid tacliintooda waxlagu tarayey muu ahayn mid lagu taageerayey dimiquraadiyadooda muu ahayn mid BY:ABDILAAHI NUR HASSAN
Read more
MASALLAHA DABAYL RAAC: Qaybta - 4aad
... Habeenkii hore biya qobow baa la igu shubay … hadalba waa iga soo bixi waayey … oo wejigiisa uun baan daawanayey … caawase waa isu dhacney!” Oo la soo boodey Hibo, “haa, waa laguu yaqaan … waa hafeefta - jacayl BY: MOHAMED M. FARAH
Read more
Ma runbaa Hadalka Cabdillahai Oomar ?
beryahan dambe waxaa Saxaafada madaxa banaan ku soo baxayey hadal la yidhi wuxuu ka soo baxay Cabdillahi Oomaar oo ah ninka arimaha dibada u qaabilsan kooxda Sheekh Shariif. BY: ABDI M. SULEEMAAN (Mingiste)
Read more
Somaliland & the Art of the Possible‏
Amazing it is how some of the websites talk about the refusal of Somaliland government to participate at the so-called Washington meeting. It is also clear that most of those websites miss understood or BY: JIBRIL Y. OMAR
Read more
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
waxaan rabaa inaan waxyar ku darsado walaalkay A.S.Bootaan maqaalkuu ka qoray maxaa iska badalay Dhaqan xumayenta Dhalaanka iyo Caarka, BY: AMRAN MAXAMUUD XASAN
Read more
Sanad & maalmo, safarkaygii Somaliland Q-3aad‏
Dalkii waxaan is bedelin waxan arkay Dabeeraha, wax allaale wixii kale dad iyo duunyo way dhalan rogmeen.Dadkaad ogeedeen hankooda iyo himiladooda habeen baa u dumey. BY: AHMED HAJI YUSSUF DUALEH
Read more
Khabiir masriya oo wargeyska Al-Ahram ee caanka ah kaga hadley horumarka Somaliland
Qaahira: DR.Xamdi Cabdirahmaan ayaa ku qoray maqaal ku soo baxay wargeysak Al-Ahram tirsigiisa 44763 maalintii Sabtidii oo ku beegneyd BY:ABDILAAHI NUR HASSAN
Read more
OGEYSIIS: Halkaraan iyo soo Bandhigga Buuggii Shanaad
Naadiga akhristayaasha ee halkaraan waxa ay kugu martiqaadayaan Buuggii Shanaad ee bisha: oo ah DIIWAANKA QOSOLKA , Magaca Buuga: DIIWAANKA QOSOLKA
Read more
DALJIRE: Gobolkee Dul Badan?
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay. BY: A. GEELJIRE
Read more
Magac iyo hunguri meel ma wada maraan (maahmaahyo cusub) qaybtii 2aad
waxaan marka hore salaan mudan bahda shabakada ee oodweynenews.com waxaan intaa ka dib sheegayaa, inay noqotay,arintu ragna waa ka maanta ah hadala waa intuu yidhi,Qalinkii: MAXAMUUD MAXAMED IBRAAHIM
Read more
Riyaalow Roobkii waa da`ay‏
Ka rogoo hadana saar ku raroo hadana roga raacoo hadana roor ramag maal hadana raro.Maxaan ka faaloonayey maxaan saadaalinayey maxaan sir iyo caad usii sheegayey. BY: AHMED HAJI YUSSUF DUALEH
Read more
WAA AYAAN-BA-AYAAN‏
Daraad waxay ahayd 18-kii may, shalay-na 26-kii june, maanta oo ah 1-dii julay-na waa maalintii madoobayd ee la dhacay madax-banaaniddii SOMALILAND, ee la duud-siyey xaqii ay lahaa-yeen umaddii daacada ahayd BY: ABDIRAHMAN J. AHMED (Abdi-Shotaly)
Read more
kala duwanaan shaha Urur iyo Xisbi‏
Marka uu qofku donaayo inuu hawl qabto waxtar leh,oo uu dad isugu keeno waxaa loo bahan yahaay inuu lahaado kasbasho uu ku kasban karo dadka uu donaayo inuu isu keeno macnaha uruur iyo xisbi BY:CABDI FATAAX HASAN YARE
Read more
HAMBALYO MEHER WACAN
1. C/shakuur X.Muxumed Muuse [Heersare] 2. Deeq Ismaaciil Maxamuud 3 IId C/laahi Maxamed 4 Xasan Xuseen Xasan, Waxa ay hambalyo u dirayaan............
Read more
HAMBALIYO KU SOCOTA BEESHA JAAMAC SIYAAD EE DHULBAHANTE!!!
Haddii aan nahay beesha DHULBAHANTE EE JAAMAC SIYAAD, waxa aan hambaliyo iyo bogaadin u diraynaa garaadka cusub ee beesha loo caleemo saaray dhawaan GARAAD CABDIRASHEED GARAAD ISMAACIIL
Read more
Ha ka heesin Meel ad ku jabtay, kuna jabidoontiid wa Jabuutiyee! (Qaybtii 4)
Waxaynu weli ku guda jirnaa maqaaladii taxanaha ahaa ee aynu ku eegaynay CIDDAHA INAGA dhexwada sacab-tunka Diktaytarka Ina Cumar Geele . BY: CALI JAAMAC
Read more

Oodweyne News
Qofkii Ugu Horeeyey Ee Isticmaala Adeega Casriga Ah Ee Shirka Telesom Soo Kordhisay “ZAAD ZERVISE.”
Sawirada Safarkii Madaxweyne Rayaale Iyo Weftigiisa Ee Gobolka Oodweyne
War-bixin: Waa sidee Xaalada Cusbitaalka Guud ee Magaalada Oodweyne?
Garnaqsigii Reer Oodweyne, iyo Soo dhawayntii Madaxweynaha
Historic background of Somaliland
GABAY (IDIL) :  Carruurta Qurbaha ku dhalatay‏
CAAWI : Hooyo Ardo Diiriye Madar

         ©2007 Oodweynenews.com.     Contact us at webmaster@oodweynenews.com.