Home Somali News Articles/Maqaallo News in english Photo Gallery Contact us



Useful Links
Afnugaal
Aftahan
Aljazeera
Amiin Caamir
Awdal
Bancade
BBC Somali
Bederwanaag News
Berbera News
Borama News
Call Somaliland
Dhacdo
Dilla Press
Djiboutination
Doha Center
Duruus
Farshaxan
Gabiley
Gabooye News
Galgalnews
Garadag
Geeska
Golis News
Guurso
Hadhwanaag News
Halgan Net
Halgan News
Harawo
Hctv
Heeganews
Horseed Media
Irin
Jamhuuriya
Jowhar
Longlive Somaliland
Lughaya
Maandeeq News
Mareeg
Markacadey
MaroodijeexNews
Medeshi
Nageeye News
Nasiib News
Oodweyne News
Qaadisiya
Qaran News
Raad Tv
Radio Hormuud
Radio Somaliland
Ramaas News
Reuters
Saaxil
Salal News
Salaxley News
Sanaag Org
Saraar Media TV
Saraar News
SDWO
Shaaciye
Shacabka
Smart School
Somali Forums
Somali Radio Copenhagen
Somalifans
Somalifriend (Quraan)
Somaliland American
Somaliland Embassy
Somaliland Future
Somaliland info
Somaliland Nation
Somaliland Net
Somaliland Org
Somaliland Patriots
Somaliland Press
Somaliland Professionals
Somaliland Voice
Somaliweyn
Sonna
Sooyaal
Suugaantakayd
The MUSLIM Zone
TogaHerer
Togdheer News
Togdheer Sports
Tv Sallaxley
TvSomalilandEurope
Udub Canada
Uhubso
Ururka Qaran
Visit Somaliland
VOA Somali
Waagacusub
Waagacusub News
Waaheen
Wariyaha
Xisbiga Kulmiye
Xisbiga Ucid
Xisbiga Udub
Xogsheeg
Xogta
Articles
Xusbiga Udub ha iska jiro xafladaha dhagareysan ee gaangistarada loogu soo dhex qarinayo.
Baryahan dembe waxa magaalada Hargeysa ku soo badanayey wax loogu yeedho xaflado. Xafladahaasi badankooda ama magac suugaaneed ha loogu yeedho, ama magac mashruuc QALINKII: NAALEEYE NUUR... Read more
Awoodda Cali Guray Ku Hanjebay Ma Mid Uu Leeyahaybaa Mise Waata Dowlada?!
Waxaan Maanta Maqlay hadal ka soo yeedhay Ninka Lagu magacaabo Cali Guray oo Hadba u ekaada ama la mid Noqda kooxda uu ka tirsan yahay, Had iyo jeerna lagu yaqaanu is bedbedel iyo marba W/Q: CALI KAYSE KABADHE... Read more
Israel oo doonaya sa inay aqaan sato Somaliland
Yuhuudda oo danaynaysa xidhiidh sokeeye oo ay la yeelato dalalka Geeska Afrika iyo Iran oo sii xoojinaysa xidhiidhkeeda Afrika Washington (UPI.com/Jam)- oo laga leeyhay Dawladda Israa’iil ayaa la sheegay W/Q: SICIID MAXAMED ADAN GOODIR... Read more
BARASHADA CILMIGA BULSHADDA(QAYTII 6AAD)
Qoysku waa koox dad ah oo ka bilaabanta laba qof kuwaas oo ay ka dhaxayso xidhiidh dhiig oo ay wadaagaan ama xidhiiidh dhaqan dhaqan sida guurka,waana salka ama uniga bulshadda ama QALINKII: IBRAHIM AXMED CIID... Read more
Kulmiye Dalka Muu Kala jarayaa Mise Waa Isku Kenayaa‏
asalaamu allaykum waxaan salamayaa dhamaan bahwaynta oodweyne news bacda salaan hadaan uu soo laabto mawduucayga anigoo ah muwadinad uu dhalatay somaliland dagana wadamada qurbaha, QALINKII: SUCAAD ALI ... Read more
MAANSADII DOON-DOON. Maanso ka mida diiwaanka silsialda deelleyda qarniga 21aad‏
MAANSADAAN AAN UGU MAGAC DARAY (DOON-DOON) WAXAY TILMAAMEYSAA IN DHIBAATOOYINKA DUNIDA HORAY USOO MARAY IYO KUWA HADDA KADHACAYAA AY SALKA KU HAYAAN HALMEEL,By: ABWAAN:C/RAXMAN MAXAMED BASHIIR(KARAMA)... Read more
waxaa mar kale la soo deristay gudiga doorashooyinka somaliland in awoodood aad u liidato ?‏
Ummad reer Somaliland mid gudaha jooga iyo mid debad joogaa aad iyo aad bay ugu farxeen una soo dhaweeyeen iscasilaadii gudigii doorashooyinka Somaliland hore QALINKII: ABOKOR ISMAIL MOHAMOUD... Read more
Donald Payne iyo xukuumadda Rayaale yaa gar daran?‏
Somaliland waa waddan yar oo u baahan dadaal badan iyo siyaasad hufan si wadamada awooda badan ku leh dunida ay uga hesho aqoonsi ama xiriir wanaasan. Arrinkaasi ma aha mid la garan waayey ee waa QALINKII: EAST AFRIKA POLICY INSTITUTE... Read more
Xil Magacaabis: Unugga Wadaniyada Somaliland (Somaliland Nationalism Cell) oo wakiil cusub umagaacabay dalka Sudan
Annaga oo ah Unugga Wadaniyada Somaliland oo ah Unugg ay ku bahoobeen qaar kamida ardayda Jaamacadaha dalka jsl iyo waliba qaar ka mid ah ardayda reer Somaliland W/Q: XAMSE SULDAAN ADEN FAARAX... Read more
DACWADA CALI SAMATAR WAA MID DICIIF KA DHIGAYSA XASUUSTA TARIIKHDII XASUUQII SOMALILAND
Waxa bar yahan danbe ama mudo dheer socotay maxakamad iyo dacwad ku socota gacan ku dhiigle cali samatar hadaba yada oo wadanka uu ka dhacay afo colaadeed QALINKII: SALEEBAAN MAXAMUUD DHIIDHI... Read more
INTERNETKA WAXA LAGU QORO MA LUMAAN EE SHEEG GOORTA LA CAAYAY DAHABSHIIL IIDYAROOW
Salaan ayaanu u tabinaynaa shabakadaa somaliland ee nagu habo wararka dalka iyo dunida salaankalena shacbiga ayaanu salaamaynaa. maqaalkan waxaanu jecel nay inaanu wax ka nidhaa W/Q: MUSTAFE ILEEYE AXMED IYO..... Read more
ila arka waxa haatuf qortay
Dhismaha dekeda maydh oo beryahan ku jirtay saxaafadda madaxa banaan, anigu aad ayaan ugu farxay waayo waxaa jirta in had iyo gooraale aan ka maqlo dad badan dekedda berbera afar nin bay u xiran tahay W/Q: OSMAN GUHAD... Read more
Baaq Garxajis-ka Degan Imaaradka
Indhawaydba waxaa ku soo baxayey web-sites-ka warbaahinta qoraalo uu soo gudbiyey nin magaciisa la yidhaa Jamac Yusuf oo ku hadlaaya inuu yahay afhayeenka beeshaa Habar Yoonis, qoraaladaa oo si gaar ah wax uga sheegay Gudoomiyaha xusibiga UCID,BY:MAXMUUD MAXAMED XASAN... Read more
WAA MAXAY UJEEDADA UU ISAAQA JABUUTI U CASUUMAY WEFTIGA REER SOMALILAND?‏
Maxaan wacdaraha aduunka u soo jiray waaya-heeda oo aan waaggii kasta-ba aan fejiciso hor leh iyo dhabana hays aad dhafoorada la qabsato iyo arimo biyo hoostood la isga dabaal joogtay-naayo iyada oo la isu khaldaayo in la is aaso oo xabaal la isku rido,QORE: CABDI SHOTALI... Read more
Naadiga akhristayaash Halkaraan iyo daahfurkii labaad ee Buugga Garta Dhaqanka iyo Xeerarka Somalida
Naadiga akhristayaasha halkaraan ee magaalada Burco ayaa habeenkii xalay waxa uu ku qabtay hoolka hotelka Barwaaqo xafladii labaad ee lagu daahfuro Buuga Garta Dhaqanka oo uu qoray abwaan C/Salaam Caarodhuub: HALKARAAN READERS ... Read more
HAMBALYO MEHER
waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaaan meherka xamse maxamed cigaal iyo aamina shire maxamed oo meherkoodu ka dhacay magalada ceerigaabo.... Read more
OGAYSIIS: DHAMMAAN JAALIYADDA SOMALIYEED EE SHEFFIELD
Salaan kadib,gudiga taakulaynta cisbitaalka Burco ee Maandhaye ee xanuunada maanka/dhimirka waxay ku faraxsanyihiin inay kulan balaadhan u qabanayaan gabi ahaanba qaybaha kala duwan ... Read more
Adduunka ama Kownka (Qaybtii 37aad)
Shaydaanka:Shaydaanku waa cadaw cad,oo Insaanku leeyahay,Alle ayaa inoo sheegay,oo inooga digey,waana in mar walba,la iska naaro,oo Alle laga magan galo: QALINKII: SAEED IBRAHIM HUSSEIN ... Read more
Somaliland Forum: Is Casilaad
Aniga oo ah Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo ka tirsan Gudida Dhexe (EC) ee Ururka Somaliland Forum, ahna Xoghayaha Ururkaas Somaliland Forum waxaan iska casilay Xilkii Xoghayanimo ee Ururka W/Q: KAYSAR CABDILAAHI MAXAMED... Read more
Bayaan: Dhammaan Cuqaasha, Waayeelka, Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Guurtida Beesha Habaryoonis.
Ka dib markii Salaadiinta, Boqorrada iyo Chief-Caaqilada Gobolka Sanaag ee Habaryoonis na soo gaadhsiiyeen qoraal ay ku hambalyaynayaan cid kasta oo ku hawllan waxqabadka gobolkan uguna ... Read more
BASHE ABDI YUSSUF V Lt. Gen. MOHAMED ALI SAMATER: UNITED STATES SUPREME COURT HEARING
The defendant in this case, Lt-General Mohamed Ali Samater, had enjoyed a position of command and control in the national politics of the defunct Somali state By: AHMED ALI IBRAHIM SABEYSE... Read more
Hooyo waa lama Huraan:
Maanta oo kale waxa la xusaa 8/maarso/ oo loo aqoonsaday maalinta haweenka adduunka siddaasooy tahay waxaan hambalyo u dirayaan dhamaan hooyooyinka reer Somaliland meel kasta oo ay ku dhaqan yihiin, QALINKII: A/RAHMAN OSMAN JAMA... Read more
BI,I-WAA ADUUN-YOOY MAXAAD LABA BOGLAYSAA!‏
Aduunyada waaya-heeda ninkii ogi ma adya-doodee, bani,aadamku ma xejiyo ladnaanta markay tuunbadu ugu jirto kalshin malab ah, waxana ay la gashaa in uu ka qaado kibir iyo daansha-daanshood, dabeed wuxu istaawiyaa nimaan cidi loodin karin, QALINKII:C/RAHMAN AHMED JAMAC (SHOTALI)... Read more
Tageero Badnaanta Xisbiga Kulmiye Ee Wadanka Sweden iyo Tayo-Yaraanta Masuuliyiinta Sweden!Q:2aad‏
Dadkinii akhristay qormadi hore waxaynu isla meel dhignay in Gudida Cusub Ee Xisbiga kulmiye loogu Doortay Qol Hoosti Aanay ahayn kuwo awood iyo karti u leh in ay hagaan Kumanaanka Tageere ee xisbigu ku leeyahay wadankan Sweden,QORE: MAXAMED XASAN XALEEF... Read more
Weli Ma Iswaydiisay in Internet-ku ka mid yahay Xuquuqdaada Aasaasiga ah iyo Inkale?
Cashadii timaada war cusub baa jira, ma ogtahay in internetku noqday mid ka mid ah xuquuqaha muhiimka ah ee bani,aadamku leeyihiin. Shantii qofba afar ka mid ahi waxay qabaan inay xaq u leeyihiin inay helaan internet, BY: AXMED MAXAMUD CILMI [SHAWQI]... Read more
WAXAN LA YAABAY 3 ARIMOOD OO CAASIMADA SL KUSOO KORDHAY EE BAL ILA EEGA!!!
salaan qaaliya hayga gudoomo dhamaan shacabka sharafta leh ee somaliland gude iyo dibadba.mar labaad waxaan si kalgacal ku dheeryay aan u salaamayaa hadhwanaagnews iyo oodweyne intaas hadaan ka gudbo,QALINKII: SANWAA CUMAR YARE... Read more
Cali Samatar Qabiil maheystee Dhibanaa heysta
Waxaa mal mahan aad loo hadal hayaa in Cali Samatar dacwada ku socotaa ay tahay mid Qabiil si gaara u wato ama Cali Samatar loo eryanaayo Qabiil yaaraan arinkaas oo aan u arko mid lagu majara habaabinaayo Dacwada dhibanayaaasha,QORE: CABDILAAHI NUUR XASAN... Read more
NASIIBKA IYO NOLOSHA
Bishii October ee sanadkii dhamaaday ( 2009) ayaan goor subax ah ku sii hakaday meel maqaaxi ah,ka ho intaananshaqadagelin.maqaaxidaasi waxa fadhiyey wakhtigaasi dad aad u tiro yar,laakin sida inta badan bulshadeenu caanka ku tahay wadaagayey sheeko,, BY: C/FATAAX MAXAMED AXMED... Read more
JAWAAB KU SOCOTA ”taageerada kulmiye iyo tayo la,aanta madaxda Kulmiye Sweden”
QORAALKA UU QORAY MR XALEEF WAXA UU KA MIDYAHAY MASHRUUC MADAXTOOYADA SOMALILAND LAGA MAAMULO OO LAGU WAXYEELAYNAAYO XUSBIGA MUCAARADKA AH EE KULMIYE W/Q: IBRAHIM A.ADAN ... Read more
INDHAHA SIRDOONKA CAALAMKA IYO SOMALILAND : ( SHEEKO TAXANE AH)
Marba il ayaan kala qaaday, anigoo dareensan inaan in badan jiifay aanad moodo inaan hurdada ku bur-buray amma aan dagaalamay. Haddii aan saani labada indhood u kala furay, waxaan dareemay QALINKII: SALAAN AXMED JAAMAC... Read more
Akhristeyaal Waxaan Halkan Idinku Soo Gudbin Doona Gabayo Taxane ah Iyo Abwaankii Waynaa Cabdi Xirsi Maxamed,Gabayadan Oo Ka Hadlaya Dhamanba Xalada Somaliland Ku sugan yahay Iyo Weliba Wixii Loo Soo Maray Dalkan Gabayga 1aad‏
Akhristeyaal Waxaan Halkan Idinku So Gudbinayaa Gabayo Taxane Noqon Doona oo Week Kasta Mar Idin Soo Gaadhi Doona, Gabayadan Waxaa Tiriyay Abwaanka Wayn ee Cabdi Xirsi Maxamed. QALINKII: CALI KEYSE KABADHE... Read more
Silsilad-maanseedka Aliflay
Sisilad-maanseeddan Aliflay waa silsilad-suugaaned ka mid silsilad-suugaaneedka laga curiyay maansada Soomaaliyeed ee ay ka qaybgaleen abwaannada Soomaaliyeed, inta badan abwaannada Soomaalidu W/Q: SAEED MOHAMOUD GAHAIR... Read more
Ururka Ardeyda JSL ee dalka Yemen oo hambalyo udiraaya haween weynaha Somaliland‏
sida aynu wada ogsoonahay waxaynu u naqaanaa 08-maarso maalinta haweenka aduunka oo lagu xurmeeyo doorka haweenka hadaba ururka ardeyda somaliland ee dalka yemen waxa uu hambalyo iyo bogaadin u Dirayaa guud ahaan haweenka aduunka gaar ahaana haweenka jamhuuriyadda QORE:XASAN X.ADAN AXMED... Read more
ILMADII CADCEEDA
Indho-indhayta xaaladaha guud ee ay ku suganyihiin ummada Somaliland waa mid aan caan ku ahay, naftayduna jeceshahay la socoshada duruufaha kala duwan ee dadka: QALINKII: MAXAMED XASAN DIRIR... Read more
Ololaha Doorasho Ee Xisbiyada Qaranku Dhaqaale Bur Bur Intee Ayuu Dalka Ku Keenaa?
Sida aynu la socono doorashooyinkii hore ee ka qabsoomay dalkan Somaliland, guud ahaan musharixiinta ku tartamaya codka muwaadiniinta ee u kala baratama kuraastu waxa ay wakhtiga ololaha ku bixiyaan lacag fara badan: Qalinkii: XAMSE MAXAMED XOOG-WEYNE... Read more
Dhegayso Radio Oodweyne
Waxaan Jecelahay dhegaystayaasha Qiimaha iyo Qaayaha lahow inaad nala dhegaysataan Radio Oodweyne Maalmaha Sabtida, Axadda, Isniinta, Salaasada, iyo Arbacada.... Read more
SIRTA KA DANBAYSA DIIDMADA CARABTA EE AQOONSIGA S/LAND AAN DABOOLKA KA ROGO
ADUUNYADAN maanta aynu ku noolnahay waxa ka socda tartanka dhaqaalaha iyo interestka wadankastaaba uu danihiisa ilaashanaayo SIda mudane cabdiraxmaan shotaly xaqiijiyay carabi waa xaasidiin QALINKII: SICIID CABDI DHEEN... Read more
MAANDHOOW CALAA-CALKA IGA DAA CARABI WAA NAAGE!
Carabi inta ay isu tagtay baa waxa ay go`aan ku gaadheen in ay israa`iil u jawaabaan oo ay ku dhawaaqaan ma ictiraafi kartid somaliland, waana kuwa aad tidhaahaan iyaka baa muslim inoogu dhaw, oo dadka inta QALINKII: ABDI SHOTALY... Read more
ISBADBEDELKA SIYAASADEED EE GUDOOMIYAHA UCID.
Laba sanadood wixii ka horeeyey dadbadani waxay tilmaami jireen in mustaqbalka xusbiga Ucid yahay mid soo ifaya. Siyaasada xusbigu waxay ahaan jirtay mid mar kasta u socota dhinaca ay hadba jirto QALINKII: NAALEEYE NUUR ... Read more
SOOYAALKA TAARIIKHEED EE MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA 8th March.
8da bisha March, waa maalinta loola baxay maalinta caalamiga ah ee haweenka. Sannad kasta maalintan waxaa loo dabaaldegaa kaalinta ay haweenku kaga jiraan bulsho weynta caalamka, QALINKII: CABDISHAKUUR CALI MUXUMED... Read more
Haddii Aanu Nahay Dhalinyarta Reer Somaliland Guddo iyo Dibed-ba, Waxaanu Si Buuxda U Taageersanahay Dacwadda Maraynkanka Kaga Socota Gacan Ku Dhiigle General Maxamed Cali Samatar
Haddii aanu nahay dhalinyaradda reer Somaliland ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibediisa-ba, waxaanu cod-dheer ku taageeraynaa Maxkamadda Maraynkanka kaga socota Gacan Ku Dhiigle General Maxamed Cali Samatar. W/Q: JAMAAL AXMED YOONIS... Read more
MAR I DAGE ALLA HADAGO MAR LABAD IDAGE ANA ISU DAGAY
As-salamu Calaykum. Bacda salaan akhristayasha iyo akhiyarta sharfta lahoow maqaalkaygan maata eed ciwaankisa kor ku aratan wuxu daba socda midaan hore u qoray oo ciwaan kisu ahaa QALINKII: MUSTAFE C/LAAHI CUMAR-LEEDO(Mukhtar)... Read more
Faalo: Tageero Badnaanta Xisbiga iyo Tayo La’aanta Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Sweden
Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Ilaahay wuxuu aduunkan ku abuuray bani’aadam, kuwaas oo uu ilaahay siiyey ku QALINKII: MOHAMED HASSAN XALEEFS... Read more
Been Qaawan oo Daahfurtay Qaar ka Mid ah Dulmiyedii iyo Boobkii lagu Duusiyey Xaqii iyo Xuquuqdii Umadda Reer Somaliland
Sidii loo Duusiyey Xaqii iyo Xuquuqdii Umadda Reer Somaliland Markii ay midoween wixii loogu yeedhi jiray jamhuuriyadii somaaliya, haddii dib ugu soo noqdo mawduucan oo aan doonayo bal in aan wax ka idhaahdo QALINKII: IBRAHIM AXMED CIID... Read more
AABUHU WUU AROORIYAA/ABWAAN
waxaan salaamayaa dhamaan ummada reer somaliland meelkastooy joogaan waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka oo ah :ASCWW, inaas ka dib waxaan halkan ka hambalyeynayaa, abwaan HADRAAWI: ABWAAN/MAXAMUUD MAXAMED IBRAAHIM/FARXAAN/‏... Read more
CALI SAMATAR DHAGAR QABE DHUUMASHA DOON AH
Sidaan la wada socono waxaa baryahan saxaafada ka socotay dacwad ka dhan ah gacan ku dhiigle maxamed cali samatar. QORE: AHMED MAXAMED FAARAX(badeed)... Read more
Maxaad Ka Taqana Shirkada SOMTEL
Anigoo ah maxamed cabdi xuseen(shiine) kuna nool magalada hargaysa, waxan mnta waxa yar ka odhanaya shirkada is gadhsiinta ee casriga ah ee magaceedu yahay somtek hargaysa waana sidan hoos ku qoran. ... Read more
Caqli Gayga Ayaan Layaabay?
Ninka rag ugu dheer ayaan ahay, xoogna ilahay waa igu raray, lixdayda lixdaadna eebbe waa ii dhamays tiray. Misana si ay waxa iga yihiin mooye, nin i le’eg kuma taamo uma tiriyo aanaba, haddala daa warkiisa.. W/Q: DAHIR F HUSSEIN... Read more
Just Back: khat out of the bag
At the end of a muddy track, barely visible through the mist and drizzle, a knot of men paces anxiously, oblivious to the cold mountain rain. Friday prayers have just finished and Harar By: AIDAN JONES... Read more
WAX AY ISHU ARAGTO BAY ILKO GOYAAN!
Marka hore waxan halkan ka salaamaya af-hayeenka gudida Beesha ee UAE, aniga oo caafimaad u rajaynaaya iyo khayr, waxan aan maanta rabaa in aa inyar ka idhaaho MR jaama-coow horta aniga mar walba QALINKII: ABDI SHOTALY... Read more
SOMALILAND WAA DAD KA SOO JEEDA ABYSSINIA IYO QOWMIYADDA TIGRE‏
Si aan u fahanno asalka aynu ka soo jeedno hadaynu nahay dadka maanta ku nool Somaliland iyo qowmiyadaha Tigre-Amhariga, waxaa haboon in aan taariikhda boqortooyada Ethiopia dib u raadqaadno ilaa aan ka gaarno boqortooyadii Aksum, BY: PROF. MOHAMED AHMED FARAH... Read more
HAMBALYO MEHERKA: SULDAAN XASAN TAMUUJE & DEEQA XASAN MAXAMED
dhaam dadka hoos ku qoran waxay hanbalyo iyo bogaadin udirayaan meherka suldaan hasan tamuuje & deeqa hasan maxmed oo 26/02/2010 ka dhacayy orebro sweden dhamaan asxaabtasi waxay leeyihiin noqda kuwii siku wara ubad khyr qaban kale hela, ... Read more
HURU SOCO CABDOW HEERSARAAD TAHAYE
As-salamu Calaykum. Salanta islamka iga hantiya dhamaan akhristayasha sharafta leh iyo dhamaan bahda shabakadan wararka Oodweynenews.com. Waxaan halkan hambayo iyo mahadnaq uga diraya bahda oodweynenews.com QALINKII: MUSTAFE C/LAAHI CUMAR-LEEDO(Mukhtar)... Read more
WAA MAANSO MAHADNAQ IYO HALXIDHAALE ISUGUJIRTA OO AAN KA DHEX CURIYEY MAQAAL UU QORAY CABDI SHOOTALI 25/02/2010 KUNA SOCOTA C/SHOOTALI
Marka-hore waxaan salaamayaa maamulka shabakada oodweynenews iyo akhrista-yaasha qayaa iyo qadarinta mudan ee kusugan aduunka dacaladiisa, W/Q: CABDILLAHI HASAN MATAAN... Read more
Dear Gentlemen and Ladies
My name is M. A. Khaawi and I m an active reader and listener to Oodweynenews.com. I really enjoy how Oodweynenews Journalists are doing to satisfy their audience like myself, And how Oodweynenews balances its news and information`s which is very rare to see other places By: SIRMAQABE... Read more
Saxaafadaha dalka Finland oo weegan soo qaadatay Gudomiyaha UCID
Waxa weegan saxaafadaha dalka Finland lagu baahinayay looguna waramayay Gudomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Md Faysal Cali Warabe oo degnaanjiray dalkaasi. TVga qaranka ee YLE... Read more
Gacanyarayaasha Eng. Faysal Cali Waraabe, ma siyaasadda xisbigooda liiqliiqadka ah bay dhidibada u adkeeyaan, mise gefafka guddoomiyohooda oo ay saxaan baa wakhtigu kaga lumayaa?
Waxa maalmihii inna soo dhafay oo dhan aan ka dheehanayey boggaga wargeysayada dalka, hadal uu yidhi guddoomiyaha xisbiga UCID, eng. Faysal, hadalkaasi W/Q: MOHAMED ISMAIL... Read more
Abwaanadii Somaliyeed ee dalka Soo maraay iyo sidaay uga hadleen Qabyaalada iyo Sida laysaga dhaga mariyaay
Marka hore waxaan Salamayaa Saxaafada Somaliland, ee Madax banaan Sidaaynu wada Ognahaayba Dadkeenu waxaay Soo mareen marxalado kala duwan QALINKII: MAHAD NUUX MUUMIN... Read more
Jawaab: Warsaxaafeedka Afhayeenka UCID ,Mr Codyare
Tixraac warsaxaafadeedkii uu soo saaray Af-hayeenka Xisbiga UCID uu kaga jawaabay Bayaankii Qurbajooga Beelaha HY, gaar ahaan UAE .Aniga oo ah Af-hayeen Jama Yusuf,waxaan xasuusinayaa Mr Codyare W/Q:JAAMAC YUUSUF... Read more
MUDANE FAYSAL CALI WARAABE KAMA MAARMO GARABKA REER OODWEYNE
Ilaahoow ha noo waayin nin xaqa ku adima fidnadana umada uga diga Mudane cabdiraxmaan shotaly runtii waa nin had iyo jeer xaqiiqda taabta jecelna in wixii umada KALA DILAAYA ama dhaawac u keenaya QALINKII: SICIID CABDI DHEEN... Read more
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33  Next


 
 OWN oo Waraysi Xiiso Badan la yeeshay Fanaanka Wayn ee Fuaad Cumar Cabdi
 
 OWN oo Waraysi  Xiiso Badan la yeeshay Abwaanka Wayn ee Siciid Sh. Abubakar (Siciid Ilka-Jiir) -Qaybta 1AAD
 
 OWN Oo Waraysi Dheer La  Yeeshay  C/Fataax Cali Sugule
 
 OWN Oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE
 OWN Oo Waraysi La Yeeshay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee JSL 
 OWN oo waraysi la yeeshay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Ireland 
 
 Gud. Xidhiidhka Kubada KOLEYGA Somaliland oo Oodweynenews uga Waramay Xaaladaha ay ku sugan yihiin Ciyaaraha Kubada Koleygu
 
Gud. Xidhiidhka Kubada CAGTA ee  Somaliland oo Oodweynenews uga Waramay Xaaladda Ciyaaraha JSL iyo Caqabadaha ku xeersan 
 
 Fanaanka Weyn ee  Cabdirisaaq (Gaadaco) oo soo saaray Heeso Wadani ah.
 
 Caawi Abwaanka weyn ee Boon Xirsi
 
  Hees Cusub oo loogu talagalay laguna xusayo Mujaahidiintii SNM
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Abwaanka weyn ee caanka ah Abwaan Cumar Aw-Jaamac (Caynab)
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Fanaanka weyn ee caanka ah Cabdirisaaq Ahmed  (Gaadaco)
 
 Waraysi ku saabsan Heesta Cusub  SII  DAAYA LAMAANAHA oo aanu la yeelanay Fanaanka weyn ee Sir Maxamuud Cumar
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Fanaanka weyn ee caanka ah ee Yuusuf Dheere
 
Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Xuseen Maxamed Bisad
 
 Hees Cusub oo la magac baxday (DOORASHO) By: Sir Maxamuud Cumar
 
  Waraysi Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Sababtii Ay Ku Timi In Astaanta Gobolka Oodweyne Laga Dhigo Libaax  
 
 Oodweynenews Oo Waraysi La Yeeshay Saxafiyada Keliya Ee Somaliland Farsama- yaqaanad- Idaacadeed Ku Shaqaysa 
 
SIDEEBEY GABADHU U DOORAN KARTAA NINKA FIICAN EE MUNAASIBKA AH ?
 
Warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Magaalada Hargeysa  
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Gud. Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe
         ©2007 Oodweynenews.com.     Contact us at webmaster@oodweynenews.com.