Home Somali News Articles/Maqaallo News in english Photo Gallery Contact us




Useful Links
Aftahan
Aljazeera
Amiin Caamir
Awdal
Bancade
BBC Somali
Bederwanaag News
Berbera News
Borama News
Ceerigaabo
Dhacdo
Dilla Press
Djiboutination
Duruus
Farshaxan
Gabiley
Gabooye News
Galgalnews
Garadag
Geeska
Golis News
Guurso
Hadhwanaag News
Halgan Net
Halgan News
Harawo
Hctv
Heeganews
Horseed Media
Irin
Jamhuuriya
Jowhar
Longlive Somaliland
Lughaya
Maandeeq News
Mareeg
Markacadey
MaroodijeexNews
Medeshi
Nageeye News
Nasiib News
Oodweyne News
Qaadisiya
Qaran News
Raad Tv
Radio Hormuud
Radio Somaliland
Ramaas News
Reuters
Saaxil
Salal News
Salaxley News
Sanaag Org
Saraar Media TV
Saraar News
SDWO
Shaaciye
Shacabka
Smart School
Somali Forums
Somali Radio Copenhagen
Somalifans
Somalifriend (Quraan)
Somaliland American
Somaliland Embassy
Somaliland Future
Somaliland info
Somaliland Nation
Somaliland Net
Somaliland Org
Somaliland Patriots
Somaliland Press
Somaliland Professionals
Somaliland Voice
Somaliweyn
Sonna
Sooyaal
Suugaantakayd
The MUSLIM Zone
TogaHerer
Togdheer News
Togdheer Sports
Tv Sallaxley
TvSomalilandEurope
Udub Canada
Uhubso
Ururka Qaran
Visit Somaliland
VOA Somali
Waagacusub
Waagacusub News
Waaheen
Wariyaha
Xisbiga Kulmiye
Xisbiga Ucid
Xisbiga Udub
Xogsheeg
Xogta
Oodweynenews.com

XAFLAD AAD U BALAADHAN OO LAGU XUSAYEY 18 MAY OO LAGU QABTAY MAGAALADA GÖTEBORG EE DALKA SWEDEN + SAWIRO
GOTEBORG(OODWEYNENEWS)- Xaflad aad u balaadhan oo lagu xusayey 18 MAY ayaa xalay oo taariikhdu ahayd 22/05/2010  ka dhacday magaalada Göteborg ee caasimada labaad ee dalka Sweden, xafladan oo si aad u heer sareysa loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay dadweyne aad u badan iyo fanaaniin caana oo ay ugu horeyso fanaanada weyn ee Nimco Yaasiin Caraale,
 
 
Xafladan oo ahayd mid loogu dabaal degeyo xuska maalinata gooni isu taaga jamhuuriyada Somaliland ee 18 MAY ayaa waxaa soo abaabulay gudida jahliyada Somaliland ee magalada Göteborg kuwaas oo dadaal weyn u galay sidii ay xafladaasi ugu dhici lahayd si nabad galyo ah iyadoo gudida jahliyadu ay aad uga dhex muuqdeen goobta xaflada isla markaana ay u daadihinayeen si qurux badan, waxaa xafladaa hadalka ku furay ugu horeyntii ( Abdisalaan Bayle) oo ka mida gudida jahliyada  Isagoo u mahad naqay dadkii xafladaa kasoo qeyb galay una rajeeyey shacabka somaliland inay sanadkan sanadkiisa ku gaadhaan horu mar iyo barwaaqo. intaa kadib wuxuu kusoo dhaweeyey gudoomiyaha jahliyada (Mr, Ahmed Abdirahman Abdullahi) oo isaguna halkaa kasoo jeediyey hadalo waxku oola oo ku saabsan xaflada iyo guud ahaan dadka iyo dalka Somaliland isagoo gudoomiyuhuna hambalyo u diray shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan una Rajeeyey horumar iyo guul in ay ku gaadhaan sanadkan sanadkiisa,
 
 
Waxaa isaguna goobtaa ka hadlay (Mr, Siciid Xaaji Aadan) oo ka waramay taariikhdii Somaliland ay soo martay ilaa xiligii ingiriiskii isagoo si qoto dheer uga sheekeeyey isku darkii dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya iyo dhibaatooyinkii ka dhacay iyo la soo noqoshadii jamhuuriyada Somaliland ay la soo noqotay xoriyadeeda 18 MAY sanadkii 1991 Mr, Siciid ayaa hambalyo u diray guud ahaan dadka iyo dalka Reer Somaliland farxada xuska maalinta qaaliga ah ee 18 MAY isagoo u Rajeeyey Guul iyo Horumar,
 
 
Xafladan oo si,aad u qurux badan u dhacday ayaa waxaa isaguna ka soo jeediyey Gabay ka hadlaya halgankii ururkii dalka xoreeyey ee SNM Mr, Jaamac Maxamed waxaa kaloo ka hadlay Mr Cali Xasan (Cali dheere) oo isaguna halkaa kasoo jeediyey hadalo xaflada iyo xuska 18 MAY ku saabsan, Waxaa kaloo xafladaa marti sharaf ku ahaa Mas,uul ka tirsan Booliska magaalada Göteborg Mr. Ulf Boström oo isaguna halkaa kasoo jeediyey hambalyo uu u dirayo shacbiga Reer Somaliland isagoo Mr. Ulf ka hadlay arimo ku saabsan Booliska iyo Magaalada xafladu ka dhacaysay ee Göteborg,
 
 
 Gudida Jahliyada Somaliland ee Magaalada Göteborg, Ahmed Abdirahman Abdullahi (Gudoomiye), Elmi Mohamed, Abdirahman Ali Ahmed, Saleeban Abdi Xasan, Ahmed Magan, Mawliid Duaale, Abdisalaan Bayle,

 
Xafladan ayaa waxaa kasoo qeyb galay fanaaniin badan oo qaarkood ka yimaadeen dalka Sweden dibadiisa qaarna ku nool yihiin dalka Sweden waxaana fanaaniintaa hor kacaysay fanaanada weyn ee Codka dahabiga ah leh Nimco Yaasiin Caraale oo iyadu ka timi dalka Ingiriiska. waxaa kaloo fanaaniintaa ka mid ahaa fanaanka codka macaan ee Cali Najiib, Waxaa iyana ka mid ahayd fanaaniintii wacdaraha halkaa ka dhigtay fanaanada da,da yar isla markaana codka Dahabiga ee Muna Heego, waxaan isaguna goobtaa ka maqnayn fanaanka iyo muusigeystaha Saadiq Seyga,
 
Fanaanada Nimco Yaasiin iyo Fanaaniinta kale ee xaflada kasoo qeyb galay ayaa halkaa ka qaadayey heeso aad u macaan oo badan koodu ku saabsanaa Somaliland iyo wadaniyada iyo amaanta dalka iyo dadka Reer Somaliland,
 
 
 Fanaanada weyn ee codka Dahabigaa. Nimco Yaasiin Caraalle

 
Hadaba Xafladan oo guud ahaan ahayd mid aad u qurux badan dadka kasoo qeyb galayna ay aad ugu farax sanayeen ayaa waxaa halkaa kasoo jeediyey ama kusoo ban dhigay majaajilo aad u qiimo badnayd kana turjumayasay siyaasada Somaliland ee sadexda xisbi qaran ee dalka sadexda nin ee (Mubaarig Qoor u Baxay & Siciid xaaji Aadan & Cali Xasan (Cali Dheere) kuwaas oo mid kamidiba uu matalayey xisbi kamida xisbiyada qaranka iyadoo halkaa la isku weydaarsaday dood majaajilo ahayd oo uu nin waliba xisbiga uu matalayo ku difaacayey kuwa kalana uu ku dhaleecaynayey iyadoo majaajiladaasi ay aad uga qoslisay dadkii xafladaa kasoo qeyb galay,
 
 
 
 Fanaanada Da,da Yar ee Codka Macaan Muna Heego


 
 Fanaanka & Muusigeystaha, Saadiq Seyga

 

 
 Fanaaniinta, Ali Najiib & Muna Heego

 
 Wariye Barkhad Cabdillaahi & Gudoomiyaha Jahliyada Mr,Ahmed Abdirahman

 
 Abwaan. Mubaarig(Qoor u Baxay) & Cali Dheere & Siciid Xaaji Aaden

 
 Fanaanada Nimco Yaasiin & Wariye Barkhad Cabdillaahi

 
 ULF BOSTRÖM, Masuul ka tirsan Booliska magaalada Göteborg

Barkhad Cabdillaahi Maxamed
Oodweynenews.com / SWEDEN
Barkhad5@hotmail.com







 
ABWAAN: MAXAMUD MAXAMED IBRAAHIM(FARXAAN)‏ OO HEES U SAMEEYEY SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
 Abwaan Axmed Cabdilaahi (AXDA) oo Hees u Sameeyey Shabakada Caalamiga ah ee OODWEYNENEWS
 
 Maanso Ka Hadlaysa DAWADA LAYSKU CADEEYO By: Abwaanad Nimco Gabaydo
Waraysi: Gabadhii Ugu Horaysay Soomaaliyeed ee Noqotay Duuliye (Pilot)
Heestii HAMBALYO Madaxweynaha Cusub By: Sir Maxamuud Cumar
 
 Waraysi: “ Maqaal been abuur ah baa layga sameeyey , Mana haboona in Shebekedaha laysku Caayo ..” NIMCO DAREEN
 
 SAAXIIBKAA IYO SIYAASADDA: Tv UNIVERSAL 
 
  Waraysi: Murtiile iyo Majaajilayste Foodh
 
  Abwaanadda Caanka ah ee Nimco Gabaydo Oo Tirisay Gabay Cusub (MUQADDAS WEEYAAN)
 
 Faallo: Maxay Soo Kordhinkartaa Doorashada Somaliland Sida Nabadgalayada ah Uga Dhacday­­?
 
Faallo:Yaa IIBSAMAYA?
 
 Faallo: Madexweyne Siilaanyo Waxaan Leeyahay Qoodhi Xero Kuma Wadda Jiri Karto
 
 FAALLO: Madaxweyne Siilaanyo ma Mari Doonaan Jidka Horumarka ee uu Qaaday Madaxweynaha Uganda?
 
Faaqidaadda Qalinka: Foosha Dawladda Cusub, Filashada Dadweynaha Iyo ..
 Hambalyadii Qurbo Jooga London ay u direen Madaxweynaha Cusub
 Hees Cusub: DAWADII NAFTA By: Fanaanka, Mulaxanka Iyo Abwaanka Wayn ee AMIR KHALID
 
DAREENKA NABADDA (Qaybtii 1aad)
DAREENKA NABADDA (Qaybtii 2aad)
 
         ©2007 Oodweynenews.com.     Contact us at webmaster@oodweynenews.com.