Home Somali News Articles/Maqaallo News in english Photo Gallery Contact us




Useful Links
Aftahan
Aljazeera
Amiin Caamir
Awdal
Bancade
BBC Somali
Bederwanaag News
Berbera News
Borama News
Ceerigaabo
Dhacdo
Dilla Press
Djiboutination
Duruus
Farshaxan
Gabiley
Gabooye News
Galgalnews
Garadag
Geeska
Golis News
Guurso
Hadhwanaag News
Halgan Net
Halgan News
Harawo
Hctv
Heeganews
Horseed Media
Irin
Jamhuuriya
Jowhar
Longlive Somaliland
Lughaya
Maandeeq News
Mareeg
Markacadey
MaroodijeexNews
Medeshi
Nageeye News
Nasiib News
Oodweyne News
Qaadisiya
Qaran News
Raad Tv
Radio Hormuud
Radio Somaliland
Ramaas News
Reuters
Saaxil
Salal News
Salaxley News
Sanaag Org
Saraar Media TV
Saraar News
SDWO
Shaaciye
Shacabka
Smart School
Somali Forums
Somali Radio Copenhagen
Somalifans
Somalifriend (Quraan)
Somaliland American
Somaliland Embassy
Somaliland Future
Somaliland info
Somaliland Nation
Somaliland Net
Somaliland Org
Somaliland Patriots
Somaliland Press
Somaliland Professionals
Somaliland Voice
Somaliweyn
Sonna
Sooyaal
Suugaantakayd
The MUSLIM Zone
TogaHerer
Togdheer News
Togdheer Sports
Tv Sallaxley
TvSomalilandEurope
Udub Canada
Uhubso
Ururka Qaran
Visit Somaliland
VOA Somali
Waagacusub
Waagacusub News
Waaheen
Wariyaha
Xisbiga Kulmiye
Xisbiga Ucid
Xisbiga Udub
Xogsheeg
Xogta
Oodweynenews.com

Faallo: YAA IIBSAMAYA? Waa Faallo aan ku eegayno Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Md. Axmed Siilaanyo Dawlada Uu soo Dhisi Doono Iyo Duruufaha Kuxeeran.

London(Oodweynenews)- Waa Faallo  aan ku eegayno Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Md. Axmed Siilaanyo Dawlada Uu soo Dhisi Doono Iyo  Duruufaha Kuxeeran.

Talow tee raacaa, taladii beesha , taladii shacabka, taladii, saaxiibaday, taladii ganacsatada,taladii naftayda, balankii book aan qornay, (ALLOW TALABA TIIROON)



 

 

Dr Gaboose<anaa xilmudan> (talow keenee iibsamaya,) Mahamed kahin, <anaa magac mudan>

 

 

Muuse Biixi, <guul aamusnaan dhalisay> su'aal taagan?!!! Talow ma iibsamaynaa C/laahi darawal,

 

 

Heshiishkii xisbiga kulmiye iyo Xisbiga qaran, salaantii maalintaa iyo heshiiskii kahooseeyay.

Dareenkii Muuse Biixi iyo sacabtulkii Axmed Siilaanyo.Warwarkii C/raxmaan C/qaadir iyo guuxii Mahamed Kaahin.

Dr Mahamed Cabdi Gaboose ayaa u eeg nin guul kasoo hooyo waxa uu doonayo, cidkasta oo fikirkiisa diidana kamadanbaysta ku qanciya, kana gaadha guul.

Dr Gaboose wuxuu u eegyahay nin waxa uu rabo iibiya waxa uu diidana aan la soo marsiin, wuxuu kuguulaystay heshiisiintii , dagaalkii sokeeye ee 1994 somaliland kadhacay.Wuxuu wadan jiray gaadhiyar oo zuzuki ah , kaas oo maalinkasta la arki jiray isaga oo meel  kula xumaaday. lakiin ujeedada uu doonayay ayaa kawaynayd oo ahayd, jooji dhiiga dalkaaga kudaadanaya ee ah, kugudhimay oo kaadhimay.

Dr Gaboose waxaa xiligan xaadirka ah ku xeeran dareen kala duwan, garoonka siyaasada wuxuu la soo galay niman midwaliba laabta garaacayo, oo midwaliba leeyahay anaa amiir, ah, markasta dhagtiisa waxaa ku soo dhacaysa anigaa meeshan usoo halgamay, anigaa lacag kubixiyay guushan aan helnay, dibadaan uga soo dhoofay guushan helitaankeeda,  guusha Kulmiye waxaan uga soo bacay  Udub.

Dr Gaboose waa nin arka ereyadan uu maqlayaa meesha ay ka soo baxayaan, oo aqoon fog uleh in uu akhriyo waxa aadamugu kufakarikaro. Waa nin cadhadiisu yartahay, cududa gobolada somaliland na hantiyikara , dhamaan gobolada somaliland oo dhana ka kasbaday saaxibo uhiiliya, hadalkiisana dhagaysta.

Dr Gaboose ,wuxuu warwar aan laga jiifsan kuriday saaxiibadiisa ay kulmiye kuwada jiraan, kadib markay arkeen shaanbada dhabarka iyaga kaga taale iyo fursada ay haystaan iyo suuqa maanta siyaasadoodu ka iibsamayso. Arinkani wuxuu warwar kuhayaa madaxwaynaha ladoortay Md Axmed Siilanyo oo aan kamaarmin Dr Gaboose fikirkiisa una arka nin siyaasadiisa dibada iyo gudahaba ka iibin kara, madaxwaynaha Cusub ee Axmed Siilaanyo waxaa kaloo warwar kuhaya saxiibadiisa uu jecelyahay oon hadana saylada ka iibsamayn , haduu wasiiro kadhigana ka warwarqaba sida ay shacabka uqancinkaraan maadaama ay sumad siyaasadeed oo maguuraan ahi dhabarka kaga taalo.

Madaxwaynaha Cusub ee Axmed Siilaanyo , wuxuu danaynayaa in uu hantiyo quluubta shacabka somaliland, wuxuu danaynayaa in uu dhaga adaygii Udub dhaga jilayc kubadalo,mana moogana cida siyaasadiisa socodsiin karta cida aytahay.

Madaxwaynaha Cusub Siilaanyo, xiligan waxaa ku xeeran dareen farxadeed, godobeed, qancineed.

Madaxwaynaha Cusub Siilaanyo, mawada qancinkaro shabacka haraadka uqaba cadaalad iyo daryeel, beelaha laabta soo garaacayay, iyo saxiibadiisii ay inta badan uwada oomanaayeen in ay xilka dalka hantiyaan.

Madaxwaynaha Cusub Siilaanyo, wuxuu 1 kii daqiiqaba   iswaydiiyaa, talow yaa cadhoon talow yaa qanci,?

Waxaa warwar ku haya dadkii xisbiga dhaqaalihiisa soo bixinayay 8 sanadood ee baadigoobka ugu jiray guusha kulmiye iyo kursiga uu Madaxweynaha Cusub Siilaanyo maanta kufadhinsan doono.

Waxaa markasta niyadiisa kusoo noqnoqonayaa dardaarankii waxgarad somaliland usoojeediyay iyo buugoodii ololaha, arinkiisuna maanta wuxuu u egyahay ninla tolay talo lagudboontahay, ama balaayo waatii reer waayeel kaaga dhigta.

Eraygiisa ugu danbeeya waa talow yaa iibsamaya, Allow talaba tiiroon.

 

C/risaaq Axmed Jaamac [Cabdi Siminar]

abdi78@live.co.uk

Oodweynenews.com/London







 
ABWAAN: MAXAMUD MAXAMED IBRAAHIM(FARXAAN)‏ OO HEES U SAMEEYEY SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
 Abwaan Axmed Cabdilaahi (AXDA) oo Hees u Sameeyey Shabakada Caalamiga ah ee OODWEYNENEWS
 
 Maanso Ka Hadlaysa DAWADA LAYSKU CADEEYO By: Abwaanad Nimco Gabaydo
Waraysi: Gabadhii Ugu Horaysay Soomaaliyeed ee Noqotay Duuliye (Pilot)
Heestii HAMBALYO Madaxweynaha Cusub By: Sir Maxamuud Cumar
 
 Waraysi: “ Maqaal been abuur ah baa layga sameeyey , Mana haboona in Shebekedaha laysku Caayo ..” NIMCO DAREEN
 
 SAAXIIBKAA IYO SIYAASADDA: Tv UNIVERSAL 
 
  Waraysi: Murtiile iyo Majaajilayste Foodh
 
  Abwaanadda Caanka ah ee Nimco Gabaydo Oo Tirisay Gabay Cusub (MUQADDAS WEEYAAN)
 
 Faallo: Maxay Soo Kordhinkartaa Doorashada Somaliland Sida Nabadgalayada ah Uga Dhacday­­?
 
Faallo:Yaa IIBSAMAYA?
 
 Faallo: Madexweyne Siilaanyo Waxaan Leeyahay Qoodhi Xero Kuma Wadda Jiri Karto
 
 FAALLO: Madaxweyne Siilaanyo ma Mari Doonaan Jidka Horumarka ee uu Qaaday Madaxweynaha Uganda?
 
Faaqidaadda Qalinka: Foosha Dawladda Cusub, Filashada Dadweynaha Iyo ..
 Hambalyadii Qurbo Jooga London ay u direen Madaxweynaha Cusub
 Hees Cusub: DAWADII NAFTA By: Fanaanka, Mulaxanka Iyo Abwaanka Wayn ee AMIR KHALID
 
DAREENKA NABADDA (Qaybtii 1aad)
DAREENKA NABADDA (Qaybtii 2aad)
 
         ©2007 Oodweynenews.com.     Contact us at webmaster@oodweynenews.com.