Home Somali News Articles/Maqaallo News in english Photo Gallery Contact us



Useful Links
Afnugaal
Aftahan
Aljazeera
Amiin Caamir
Awdal
Bancade
BBC Somali
Bederwanaag News
Berbera News
Borama News
Call Somaliland
Dhacdo
Dilla Press
Djiboutination
Doha Center
Duruus
Farshaxan
Gabiley
Gabooye News
Galgalnews
Garadag
Geeska
Golis News
Guurso
Hadhwanaag News
Halgan Net
Halgan News
Harawo
Hctv
Heeganews
Horseed Media
Irin
Jamhuuriya
Jowhar
Longlive Somaliland
Lughaya
Maandeeq News
Mareeg
Markacadey
MaroodijeexNews
Medeshi
Nageeye News
Nasiib News
Oodweyne News
Qaadisiya
Qaran News
Raad Tv
Radio Hormuud
Radio Somaliland
Ramaas News
Reuters
Saaxil
Salal News
Salaxley News
Sanaag Org
Saraar Media TV
Saraar News
SDWO
Shaaciye
Shacabka
Smart School
Somali Forums
Somali Radio Copenhagen
Somalifans
Somalifriend (Quraan)
Somaliland American
Somaliland Embassy
Somaliland Future
Somaliland info
Somaliland Nation
Somaliland Net
Somaliland Org
Somaliland Patriots
Somaliland Press
Somaliland Professionals
Somaliland Voice
Somaliweyn
Sonna
Sooyaal
Suugaantakayd
The MUSLIM Zone
TogaHerer
Togdheer News
Togdheer Sports
Tv Sallaxley
TvSomalilandEurope
Udub Canada
Uhubso
Ururka Qaran
Visit Somaliland
VOA Somali
Waagacusub
Waagacusub News
Waaheen
Wariyaha
Xisbiga Kulmiye
Xisbiga Ucid
Xisbiga Udub
Xogsheeg
Xogta
News
In ka badan 25 Ruux oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho.
Muqdisho(OWN): Wararka ka imaanaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ay reed socdeen madaafiic aan leysku aaba yeelin uu ka dhacay waqooyiga Magalaada Muqdisho kaasoo inta la, ogyahay... Read more
“Waallahi Axmed Siillaanyo waxa ku adkaan doonta in uu Xafiiskiisa iyo gurigiisa u kala gudbo haddii aanu waxba ka qaban Xumaanta xisbigiisa ka socota ee ay kula kacayaan madaxda xisbiga Udub.” Cali Guray
Hargeysa(OWN)- Afhayeenka Xibiga Udub Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa maanta si kuluul u weeraray Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahmed Maxamed Maxmuud (Siiranyo) Isaga oo... Read more
Koobka Kubada Cagta ee B.I.B oo ay ku Kulmin doona Qurbajoogta iyo Kooxaha Gobolada Somaliland
London(OWN): Shir balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Barasho iyo Badbaado ayaa lagu qabtay Galbeedka Magaalada London. Shirkan ayaa waxa si balaadhan loogu falanqeeyay Koob kubada cagta ... Read more
SuldaanYuusuf Muxumed Xiiray Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Shirkii Salaadinta Beelaha Habar-yoonis Uga Qabsoomay Maydh
Hargaysa (OWN)- SuldaanYuusuf Muxumed Xiiray oo ka mid ahaa salaadiinta beesha Habaryoonis ee ka qayb-gashay shirkii salaadiinta beesha uga qabsoomay magaalada Maydh, ayaa ka dhawaajiyey in shirkaasi ugu soo dhamaaday guul iyo natiijo wax-ku-ool ah. ... Read more
DARAASAD CUSUB OO SHEEGTAY IN NOOCA CUNTADA AY CUNTO GABADHA UURKA LEH AY SABABTO INAY WIIL DHASHO AMA GABADH
USA(OWN)- Mid kamida mushkiladaha reeraha ayaa ah in gabadhu ay dhasho hablo badan taas oo keenta in ay gabadhu baqdin ka qaado in ninkeedu ku eedeeyo hablahaa iyo in laga yaabo in ninku hoosta ka guuxo isla markaana uu damco inuu gabadh kale doonto oo aad moodo inuu isagu u sii dhiibtay wiilasha... Read more
Ururuka SOHASCO oo Wacyi Galin ku Saabsan Xanuunka HIV/AIDS ka Fuliyay Dugsiga H/Dhexe ee Gacmo-Dheere
HAGEYSA(OWN)- Ururuka Dhalinyarada Mutadawaciinta ee Somaliland Health and Social Care Organization (SOHASCO) ayaa maalintii shalay waxay wacyi galin balaadhan ka fuliyeen Dugsiga H/Dhexe ee Gacmo-Dheere, wacyi galintaas oo kusaabsanayd xanuunka dilaaga ah ee HIV/AIDS,... Read more
“Dawladu biyo may samayn, iskuuladu waa lacag tayana ma laha, caafimaadkana hadalkiisa daa oo haddii uu qabsin ku qabto waxaad u tagaysaa Addis-ababa..”Faysal Cali Waraabe,
Hargaysa (OWN)- “Anigu waxan soo gaadhay markaan da’diinaa ahaa Hargeysa oo ah xudunta qawmiyadaha somaliyeed, himilada somaliyeed Somaliland baa xudun u ahayd xaga cilmiga...."... Read more
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Xaflad Ballaadhan Oo Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Taageerayaal Badan Oo Ku Soo Biiray
Hargeysa (OWN)- Hogaanka sare ee xisbiga Cadaallada iyo daryeelka ee UCID, ayaa maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo xisbigaasi u sameeyay taageerayal cusub oo ku soo biirey xisbiga UCID. ... Read more
HADII AAN AABO SUCUUDI AHI KU DHALIN MA HELAYSID FURSAD AAD SHAQO FIICAN KU HESHO.
JEDDAH:(OWN) Hablaha ay dhalaan dumarka u dhashay dalka Sucuudiga ah ee u dhaxa raga ajaanibka ah, waxaa ka soo yeedhaysa qaylo dhaan laxaad leh oo ku saabsan sida aanay dalka Saudi Arabia wax xuquuq ah ugu lahayn iyaga oo ay hooyooyinkood yihiin muwaadiniin u dhashay dalka Saudi Arabia.... Read more
Salaadiinta Habar Yoonis Oo Shaaca Ka Qaaday Shirwayne Ay Beeshoodu Iskugu Iman Doonto Oo Ay Dakad Cusub Kaga Samaysan Doonaan Magaalada Maydh
Ceerigaabo (OWN)- Salaadiinta Beeleha Habaryoonis ee dabayaaqadii bishii February u socdaalay gobolka Sanaag ayaa shaaca ka qaaday in beelaha Habaryoonis... Read more
RAGA & DUMARKA OO LA SHEEGAY INAY JECEL YIHIIN INAY GUURSADAAN QOF AY ISU WAJI EEG YIHIIN
GERMANY(OWN)- Soomaalida ayaa tidhaahda nin iyo naagtiisu wey isu eeg yihiin iyadoo taasi jirto ayaa culimo u dhalatay dalka Jarmalka ay sheegeen in Raga iyo dumarkuba ay jecel yihiin inay nolosha la wadaagaan qof ay muuqaal ahaan isu eeg yihiin... Read more
Dowladda Mareykanka oo Markale Qiratay inay wado qorsho ay ku caawineyso Dowladda Soomaaliya.
SOMALIA(OWN)-Taliyaha ciidamada Mareykanka u qaabilsan dhinaca Africa Generaal William ayaa mar kale shaaca ka qaaday in ey wadaan qorsha ku aadan qabashada caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, si mareykanku uu gacan u siiyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya ... Read more
Wararkii Wargeyska OGAAL, Cadadkii Arbacada 10/03/10
UCID oo dalab cusub u jeediyay Komishanka Doorashada “Dadka aanu la kulanay way ka quusteen nidaamka Dimoqraadiyadeed ee Somaliland, taasina…” ... Read more
WAR DEG-DEG AH SHEEKH MAXAMED DANDAAWI OO KAMID AHAA CULIMADA UGU WAAWEYN ADUUNKA MUSLIMKA OO GEERIYOODEY
RIYAAD(OWN)-Waxaa ku geeriyooday magaalada Riyaad ee dalka sucuudiga Sheekh MAXAMED SAYID DANDAAWI oo ahaa sheekha AZHAR isla markaana kamid ahaa culimada waaweyn ee islaamka ee wax laga weydiiyo diinta islaamka... Read more
Qaramada Midoobay oo eedayn u soo jeeedisay Dowladda KMG ee Soomaaliya, kooxaha Alshabab iyo Xizbul Islam
Nairobi (OWN): Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in cunnada deeqda ah ee ay WFP geyso Soomaaliya si xun u isticmaalaan qandaraas layaal Soomaali ah iyo kooxaha Mucaaradka... Read more
Ruux-Haweena Oo 101 Jir Ah Oo Geeso-yeelatey, Mucjiso Ku Noqotey Markii kal-hore muuqaalkiisu Soo If-baxay.
Beijeng (OWN): Wararku waxay sheegayaan ruux-haweena oo da`deeda lagu qiyaasey 101 sano oo ku nool wadanka China, gaarahaana xaafada Linlou, gobolka Henan ayaa qoyskoodu ku arkay arin la-la yaabo oo mucjiso ku noqotey dadkii degaankaa ku noolaa.... Read more
Dowladda Ingiriiska oo balan qaad lacageed ugu yaboohday dowlaadda KMG ee Soomaaliya.
London(OWN): Kulan heer sare ah oo ay wada qaateen Ra,isul wasaaraha Ingiriiska Gordon Brown iyo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Dowladda KMG ah loogu yaboohay balan qaad lacageed oo gaareysa Ł5.5 milyan.... Read more
SUCUUDIGA OO XIDHAY NIN AUSTRALIAN AH OO KITAABKA QURAANKA DHEX GALIYEY LABA KABOOD OO BOOSTA KU DIREY
SAUDI(OWN)-Booliska dalka sucuudiga ayaa xidhay isla markaana ka joojiyey inuu dhoofo nin Australian ah kaas oo kitaabka sharafta leh ee quraanka dhex galiyey laba kabood isla markaana Boosta ugu diray gabadh ay saaxiib yihiin... Read more
Golaha Wakiilada S-land Oo Anxiyey Ajandaha Kalfadhiga 11-aad + Inay Shaqeeyaan Maalmo Dheeraad Ah
Hargeysa(OWN)- Mudaneyaasha Golaha Wakiilada, ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyay ajandaha Kal-fadhigooda 11-aad, isla markaana waxa ay si wada-jir ah usula qaateen inay aba maalmood oo dheeraadda ... Read more
DALKA HOLLAND NIN CIRAAQI AH OO QAXOONTI KU AHAA OO DILEY LABA CARUURA OO UU DHALAY ISAGUNA IS DILEY
HOLLAND(OWN)- Dalka holland Nin ciraaqi ah oo qaxoonti ku ahaa ayaa laba caruura oo uu dhalay qudha ka jaray isla markaana xaaskiisii dhaawacay ninkan ayaa warku sheegayaa inuu isaguna is dilay kadib markii uu geystaay jariimadaa... Read more
RAGA INGIRIISKA OO ISTICMAALA DAWOOYINKA LA,ISKU QURXIYO IYAGOO DAGAAL KULA JIRA KANA BAQAYA GABOWGA
LONDON(OWN)- Raga igiriiska oo ka baqaya gabowga iyo in wajigoodu isku soo ururo ayaa la sheegayaa inay marsadaan dawooyinka la isku qurxiyo.Dawooyinka wajiga la mariyo ee raga ayaa la sheegayaa inuu iibsigoodu aad u batay dalka ingiriiska sida kuwa dumarka, ... Read more
Tababare Ka Tirsanaa Tababarayaasha Kubadda Cagta Ee Gobolka Hargaysa Oo Gebi Ahaan-ba Ka Fadhiiystay Hawshii Tababarebimada
Hargaysa (OWN)- Siciid Axmed Ismaaciil [Ango] oo ka mid ahaa tababarayashaa kubadda cagta ee Gobolka Marood-jeex, ayaa daboolka ka qaaday inuu gebi ahaan-ba ka fadhiistay hawlihii tababarnimada.... Read more
WACDARAHA ABWAANKA, IYO MAHADHOOYINKII ABWAAN GAARIYE, MAANSADII DHAHAR QAYBTII 4AAD.
Deventer:(OWN)Barnaamijkeena wacdaraha Abwaanka tebintiisa saddexaad waxaanu ku soo qaadan doono Hal-abuurka weyn ee Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye, Abwaan Gaariye marka laga yimaado curinta suugaaneed ee Guulle ku galaday waa aqoonyahan wax ka soo dhigi jiray Jaamacadii Lafoole, waxaanu hada ka hawlgalaa oo uu macalin ka yahay Jaamacadaha Camuud iyo Hargeysa. ... Read more
Komishanka Doorashooyinka Qaranka S-land Oo Shaaca Ka Qaaday In La Badelayo Kaadhadhkii Hore Ee Diiwangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashada
Hargeysa (OWN)- Afhayeenka Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland md Maxamed Axmed Geelle, ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay samaynayaan kaadhadh cusub oo lagu bedelay kaadhadhkii hore ee diiwangelinta cob-bixiyeyaasha Somaliland.... Read more
Xoghayihii Guud Ee Ururka Somaliland Forum Oo Is Casilay
London (OWNAniga oo ah Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo ka tirsan Gudida Dhexe (EC) ee Ururka Somaliland Forum, ahna Xoghayaha Ururkaas Somaliland Forum waxaan iska casilay Xilkii Xoghayanimo ee Ururka Somaliland Forum laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2010. ... Read more
Roobab Ka Da’ay Dawga Sheekh Oo Sababay Dhagxaan Iyo Ciid Fara Badan Oo Kala Xidhay Wadda Dawga
Hargeysa (OWN)- Roobab xoogan oo maal mihii ina dhaafay ka da’ay buuralayda u dhexaysa magaalada Berbera iyo Sheekh, ayaa sababay in daadadkii faraha badnaa ee ka dhashay inay Dawga buurta dagmada sheekh ay ku xidheen dhagaxaan iyo ciid,... Read more
Abwaan Sangub Muxuu Ka Yidhi Dacwadda Dalka Maraykanka Kaga Socota Dagar-qabe Maxamed Cali Samatar Iyo Qadiyadda S-land?
Saylac (OWN)- “Cali-Samatar anigu maan daaficin ee dacwadiisa intaan imid goobtii lagu qaadayey markaas oo uu ka hadlayey nin majeerteen ah oo lahaa anagaba waanala laayey oo Maxamed Cige iyo Canjeex iyo rag badan ayaa."... Read more
Xukuumadda Somaliland oo la Sheegay Inay Shuruudo Saddex Qoddob ah ku Xidhay Meelmarinta Hindise Maraykanku u soo Jeediyey
Addis Ababa (OWN)- Dawladda Maraykanka, ayaa la sheegay inay xukuumadda Somaliland ka codsatay sidii ay gacan uga siin lahayd xallinta colaadaha ka holcaya mandaqada Geeska Afrika,... Read more
OODWEYNENEWS oo Waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Ergayga Ictiraaf- Raadinta Jamhuuriyada Somaliland
London(OWN): Ergayga ictiraaf raadinta Somaliland mudane Cabdikariin Nasir Siciid Seef (Cabdi dheeg) oo aanu kula kulanay Magaalada london ayaa Jawaab ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan Jaamacadda Carabta, Dowladda kenya iyo ... Read more
Dood Cilmiyeed Ay Somalilandedu u Qabatey Ardeyda Reer Somaliland Ee Sudan
Khartoum(OWN)- Dood Cilmiyeed Aad u Xiiso Badneyd Ayaa Ka Dhacdey Habeenkii Isniintu Soo Galeysey Magaalo Madaxda Wadanka Sudan Ee khartoum, Taas oo u Dhaxeysey Ardeydeyda Reer Somaliland +SAWIRO ... Read more
MASAAJIDKA WASHINGTON OO DUMAR MUSLIMIINA AY DAMCEEN INAY RAGA KU DHINAC TUKADAAN & IIMAAMKA OO BOOLISKA UGU YEEDHAY
WASHINGTON(OWN)- Dumar muslimiin ah oo ku nool magaalada Washington ayaa damcay inay ku tukadaan salaada Raga dhexdooda maalintii axadii masaajidka weyn ee ku yaala magaalada Washington. iyadoo iimaamkii masaajidkaasi uu joojiyey salaadii isla markaana uu Booliska dalbaday... Read more
Kulan Ka Dhacay Magaalada London Iyo Madax Kulmiye Ah Oo Ka Qaybgalay
London(OWN)- Waxa ay ahayd kulan ay isugu yimadeen madax ka tirsan Xisbiga Kulmiye iyo Odayaal kasoo jeeda Galbeedka Burco kulanku wuxuu ka dhacay Koonfur Bari London xaafada Woolwich waxaana kulankaa soo qaban qabiyey... Read more
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya iyo Wafdigii uu Hogaaminayo oo gaadhay wadanka Ingiriiska
London(OWN): waxa l agau soo waramayaa Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya sh.sh. axmed waxaa qaabbilaya Raiisal Wasaaraha Britain Gordon Brown wuxuuna wadahadal la yeelanayaa... Read more
Warbixin Ka Hadlaysa Magaalada Qadiimiga Ee Saylac + SAWIRO
Hargaysa (OWN)- Magaalada Saylac waa magaalo qadiimi ah oo ku taala dhinaca waqooyi ee xeebaha Somaliland waxaanay caan ku tahay dhinaca taariikhda iyo ciyaaraha dhaqanka ee loo yaqaano ciyaar sayliga. ... Read more
NIN AROOSA OO DHINTAY HABEENKII AROOSKIISA KADIB MARKII UU KASOO DHACAY GURI SHAN DABAQ AH
QAHIRA(OWN)- Nin masri ah oo aroos ahaa ayaa geeriyooy habeenkii arooskiisa isagoo ku jira dabaal dega iyo farxada arookiisa. arintan oo noqotay mid murugo leh goobtii arooskuna isu badeshay meel geeri taalo.arintan ayaa dhacday kadib markii uu ninkaa arooska ah kasoo dhacay fooq shan dabaq ah... Read more
GABADH AUSTRALIAN AH OO DACWAD KUSOO OOGTEY SI AY UGA JOOJISO INAN YAR OO AY DHASHAY OO XAASKA AABAHEED UGU YEEDHA MAMA
AUSTRALIA(OWN)- Hooyo reer Australia ah ayaa dacwad ku soo oogtay ninkeedii hore iyadoo ka dacwoonaysa gabadh yar oo ay dhashay oo ninkaa xaaskiisa cusub ugu yeedha hooyo ama MOM. gabadhan ayaa ku doodaysa in aanay inanteedu ugu yeedhi karin naagtaa kale kalmada hooyo... Read more
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Galabta Soo Kormeer Xafiiska Xisbiga Ee Xaafadda Qoob-dameeraad
Hargeysa (OWN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa galabta komeer ku soo maray xafiiska uu xisbigu ku leeyahay xaafada Qoob-dameeraad oo ka tirsan degmada Gacan Libaax ee magaalada Hargeysa. ... Read more
Maalinta haweenka Adduunka Oo si Wayn looga xusay Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland + SAWIRO
Hargeysa (OWN) - Xuska Maalinta haweenka aduunka oo sannad walba 8-da bisha March laga xuso daafaha dunida ayaa maanta si wayn looga xusay Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo guud ahaan gobollada dalka.... Read more
DHUL GARIIR SAAKA KU DHUFTAY DALKA TURKIGA OO AY KU DHINTEEN 41 QOF 50 KALANA AY KU DHAAWACMEEN
TURKI(OWN)- 40 qof ayaa ku dhintay 50 kalana wey ku dhaawacmeen dhulgariir maanta oo isniin ah ku dhuftay dalka turkiga. dhulgariirkaas oo ku dhuftay gobolka Elaziik ee waqooyiga turkiga ayaa lagu qiyaasay quwadiisa 6 darajo oo hegter qiyaasta dhulgariirka,... Read more
Wararkii Wargeyska OGAAL, Cadadkii Isniinta 08/03/10
“Cid kasta oo dambi gashay ama Cali Samatar ha noqoto ama kuwa Somaliland jooga ha noqotee, Illaahay…” Cabdicasiis Maxamed Samaale – WARAYSI GAAR AH... Read more
XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY XILAL CUSUB LAANTA XISBIGU KU LEEYAAHY MAGALADA BRISTO EE DALKA UK:
Waxaa lala socodsiinayaa GudoomiyahaDalka Uk ee Xisbiga in Maanta uu taariikhdu tahay 8//03/2010la magacaabay Xilalka hoos ku xusan ee laanta Bristol ... Read more
MAREYKANKA OO SU,AALO WEYDIIYEY NIN DIGTOOR AH UNA DHASHAY SUCUUDIGA OO AAN LAGA GARAN USAMA BIN LAADIN
WASHINGTON(OWN)- Ninka sawirkiisu halkan ku yaalo oo la yidhaahdo Dr.Xamad Doosari una dhashay dalka sucuudiga ayaa mas,uuliyiinta dalka mareykanku ay baadhitaan ku sameeyeen Airportka washington kadib markii uu si,aan caadi ahayn ugu ekaaday USAMA BIN LADIN... Read more
DALKA CANADA NIN KU HAYSTA 25 DUMAR AH OO UU QABO & 101 CARUURA OO UU DHALAY OO MAXKAMAD LASOO TAAGAYO
CANADA(OWN)- Booliska dalka kanada ayaa kashifay in reer kanada ah oo haysta 25 dumar ah oo uu qabo iyo 101 caruur ah oo uu dhalay. iyadoo boolisku sheegay in dumarkaa uu ninkaasi qabo ay ku jiraan qaar 15 jiro ah,... Read more
DALKA JARMALKA 17 KUN OO QOF OO U DHINTAY KHALADAADKA AY DHAKHTARADU SAMEEYAAN
GERMANY(OWN)- koox ilaalisa amaanka dadka xanuusanaya ee dalka jarmalka ayaa sheegay in khaladaadka ay sameeyaan dhakhtarada ay sababtay in ay ku dhintaan 17 kun oo qof iyadoo hay,adan intaa ku dartay in la baajin karilahaa... Read more
WACDARAHA ABWAANKA, IYO MAHADHOOYINKII ABWAAN GAARIYE, MUXUU ABWAANKU KA YIDHI AFKA HOOYO QAYBTII 3AAD.
Deventer:(OWN)Barnaamijkeena wacdaraha Abwaanka tebintiisa Saddexaad waxaanu ku lafa-guri doonaa inta aanu ka gaadhno mahadhooyinka Abwaan Gaariye. Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye marka laga yimaado curinta suugaaneed ee Guulle ku galaday ... Read more
Gudida Wasiirada ah ee Madaxwayne Daahir Rayaale U soo Saaray dhibaatooyinkii ka dhashay Roobabkii Gobolada Galbeedka JSL Oo maanta kulan la yeeshay hay’adaha wadanka jooga.
Hargeysa(OWN)- Wasiirka Wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland oo ay weheliyeen afar wasiir oo ka tirsan xukuumada Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta xarunta ka hortaga aafooyinka dabiiciga ah ee Magaalada Hargeysa... Read more
OODWEYNENEWS oo Waraysi Dheer oo Xiiso Badan la yeeshay Fanaanka Weyn ee Caanka ah FUAAD CUMAR CABDI
London(OWN): Waxaanu Jecelahay inaad nala dhegaysataan waraysi Xiiso badan oo aanu la yeelanay Fanaanka weyn ee Caanka ah Fuaad Cumar Cabdi , Waraysigan wuxuu Fanaanka ka waramayaa Heeso Cusub uu soo saaray , ... Read more
Guddoomiyaha Guddi Joogtada Ee Golaha Guurtida S/land Oo Sheegay In Ay Jawaab Deg Deg Ah Ay Bixin doonaan Hadalkii Cambaaraynta Ahaa Ee Ka Soo Yeedhay Wasiirka Arimaha Dibedda
Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Guddi hoosaadka Joogtada ee Golaha Gurtida Somaliland Muxumed Aw Axmed iyo Ku-xigeenkiisa Cabdicasiis Maxamed Gaaxnuug, ayaa si adag u naqdiyey hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Arimaha Dibedda ee dalka Kenya Mr Wattangula... Read more
Shirkada Isgaadhsiinta SOMTEL Oo Maanta Mar Keliya Lixda Gobolka Ee Somaliland Si Rasmi Ah Looga Furay + SAWIRRO
Hargeysa (OWN)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xasan Axmed Ducaale, ayaa maanta si rami ah xadhiga uga jaray Shirkada Isgaadhsiinta SOMTEL oo iyadu noqonaysaa shiradii shanaad ee isgaadhsiineed ee ka jirta Somaliland. ... Read more
Ciidanka Amaanka Ee Borama Oo Gacanta ku Dhigay Nin xalay Khaarajiyey xaaskiisa Oo Uur Lahayd
Borama (OWN)- Ciidamada booliska ee ka hawl-galla caasimada gobolka Awdal, ayaa gacanta ku soo dhigay nin gacan ku dhiigle ah oo xalay saqdii dhexe haweenay uu qabay ku dilay Magaalada Boorama. ... Read more
ABWAAN SANGUB HARGEYSA WAXAAN UGA JOOGAY, WAXAA LA I WEYDIIN DOONAA, WAXAAN KA QABO GOONI ISU TAAGA SOMALILAND.
Saylac:(OWN) Abwaanka Weyn ee Maxamuud Cabdilaahi Ciise (Sangub) ayaa ka soo qayb galay caleemo saarkii Ugaaska beeshe Ciise. Abwaan Sangub waxa uu sheegay in uu mudo saddex sano ah ku sugnaa Jamhuuriyada Djibouti, kana soo digo rogtay dhankii qurbaha, Abwaanku si rasmi ah uma... Read more
HOGAAMIYAHA DALKA IRAN AYAA KU TILMAAMAY WEERARKII SEPTEMBER 11 LAGU QAADAY DALKA MARAYKANKA, IN UU AHAA SHIRQOOL.
TEHRAN:(OWN) Madaxweynaha dalka Iran Mahmoud Ahmadinejad waxaa uu ku sheegay weeraradii September 11 lagu qaaday dalka maraykanka in ay ahaayeen shirqool dawlada maraykanku qorshihiisa ka danbaysay.Hogaamiyaha Iran ayaa... Read more
Wararkii Wargeyska OGAAL, Cadadkii Axada 07/03/10
Dooddii Xasan-Ganey, Digniintii Faysal, Difaacii Wasiirada & dulucda foodhidii Dadweynaha ... Read more
Xaflad jaaliyada somaliland ee uk ku soo casuntay wasiiro ka tirsan dowlada Britain
London(OWN)-Xaflada ballaadhan oo loogu soo dhoweynayey Xisbiga Shaqaalaha dalka Ingiriiska, ayaa habeenimadii Salaasada lagu qabtay xaafadda Harrow oo ku taal galbeedka magaalada London, taasoo ay ka qaybgalay wasiirro miisaan culus... Read more
CIYAARIHII GOBOLADA SOMALILAND & QURBA JOOGA OO BILAABMAYA BISHA 7 AAD 2010 + SAWIRO
MILTON KEYNES(OWN)-waxa maanta magalada milton keynes ee wadanka uk ka dhacay xaflad aad u wayn oo lagu soo dhaweeyay wasiirku xigeenka sports somaliland abdi yusuf adan iyo safiirka irland u fadhiya sland.xafladaas oy soo qaban qaabiyeen yassin omar yare gudoomiyaha ururka ... Read more
INAN YAR OO GAAJO U DHIMATAY KADIB MARKII WAALIDKEED AY KU MASHQUULEEN KORINTA INAN CARUUSAD AH OO GAMEKA INTERNETKA AH
SEOL(OWN)- gabadh yar oo kuuriyaana ayaa gaajo u dhimatay iyadoo sadex bilood jirta kadib markii Aabaheed iyo hooyadeed ay noqdeen qaar laabtoodu ku xidhan tahay internetka oo mar walba ku maqan iyagoo inantaa yar cunto siin jirey mar qudha 12 saacba... Read more
GABADH MAREYKAN AH OO QALIIN U GASHAY SI AY LAABTEEDA U WEYNEYSO LAAKIIN KASOO BAXDAY IYADOO AFAR LAABOOD LEH
USA(OWN)- Laabta ama shafka weyn oo iminka noqday wax casri ah ayaa Gabadhan dal batay in laabta loo weyneeyo iyadoo qaliin lagaga sameeyey laabta ama xabadka laakiin waxa ay kasoo baxday qaliinkaa iyadoo afar laabood leh,... Read more
BUDHCAD BADEED SOOMALI AH OO AFDUUBAY MARKAB LAGA LEEYAHAY DALKA NORWAY
SOMALIA(OWN)- koox budhcad baded somali ah ayaa afduubtay marakab laga leyahay wadanka norway oo ah kuwa xamulaka qada,marab kaas oo maraya meelaha... Read more
DALKA MAREYKANKA TODOBA NIN OO MUSLIMA OO LA XIDHAY KADIB MARKII AY SALAAD KU TUKADEEN BAARKINKA BASASKA
CALIFORNIA(OWN)- Todoba nin oo muslimiin ah ayaa booliska magaalada Lasvegas xidheen kadib markii ay salaad ku tukadeen baarkinka basaska iyagoo boolisku sheegay in arinta ay sameeyeen ay tahay ficil aad u xun... Read more
Maangooga Oo Loo Soo Saarey Suuxin Xilliga Safarka
Finland(OWN)- Mangooga (mango), babaayga, muuska iyo liin-macaanta oo ka mid ah khudaarta cagaaran ee hore u bislaata marka geedka laga gooyo ayaa waxa dhibaatooyin iyo khasaare kala kulmaan dadka ganacsatada reer Yurub markay uga yimaadaan... Read more
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42  Next


 
 OWN oo Waraysi Xiiso Badan la yeeshay Fanaanka Wayn ee Fuaad Cumar Cabdi
 
 OWN oo Waraysi  Xiiso Badan la yeeshay Abwaanka Wayn ee Siciid Sh. Abubakar (Siciid Ilka-Jiir) -Qaybta 1AAD
 
 OWN Oo Waraysi Dheer La  Yeeshay  C/Fataax Cali Sugule
 
 OWN Oo Waraysi La Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE
 OWN Oo Waraysi La Yeeshay Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee JSL 
 OWN oo waraysi la yeeshay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Ireland 
 
 Gud. Xidhiidhka Kubada KOLEYGA Somaliland oo Oodweynenews uga Waramay Xaaladaha ay ku sugan yihiin Ciyaaraha Kubada Koleygu
 
Gud. Xidhiidhka Kubada CAGTA ee  Somaliland oo Oodweynenews uga Waramay Xaaladda Ciyaaraha JSL iyo Caqabadaha ku xeersan 
 
 Fanaanka Weyn ee  Cabdirisaaq (Gaadaco) oo soo saaray Heeso Wadani ah.
 
 Caawi Abwaanka weyn ee Boon Xirsi
 
  Hees Cusub oo loogu talagalay laguna xusayo Mujaahidiintii SNM
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Abwaanka weyn ee caanka ah Abwaan Cumar Aw-Jaamac (Caynab)
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Fanaanka weyn ee caanka ah Cabdirisaaq Ahmed  (Gaadaco)
 
 Waraysi ku saabsan Heesta Cusub  SII  DAAYA LAMAANAHA oo aanu la yeelanay Fanaanka weyn ee Sir Maxamuud Cumar
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Fanaanka weyn ee caanka ah ee Yuusuf Dheere
 
Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Xuseen Maxamed Bisad
 
 Hees Cusub oo la magac baxday (DOORASHO) By: Sir Maxamuud Cumar
 
  Waraysi Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Sababtii Ay Ku Timi In Astaanta Gobolka Oodweyne Laga Dhigo Libaax  
 
 Oodweynenews Oo Waraysi La Yeeshay Saxafiyada Keliya Ee Somaliland Farsama- yaqaanad- Idaacadeed Ku Shaqaysa 
 
SIDEEBEY GABADHU U DOORAN KARTAA NINKA FIICAN EE MUNAASIBKA AH ?
 
Warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Magaalada Hargeysa  
 
 Oodweynenews oo waraysi la yeeshay Gud. Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe
         ©2007 Oodweynenews.com.     Contact us at webmaster@oodweynenews.com.