DHEYMANKII LABAAD EE ADUUNKA UGU WEYNAA OO IIB LOOSOO BANDHIGAY
LONDON (OWN): Sida ay sheegtay daarta lagu soo bandhigo alaabta qiimaha leh ee HOUSE BONHAMS waxaa iib loosoo bandhigayaa dhaymankii labaad ee aduunka ugu weynaa kaasoo qiimihiisa lagu qiyaasay ilaa 275,000 EU (laba boqol iyo shan iyo todobaatan kun oo yuuro)... Read more
Qoysas Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafada Daami Ee Hargeysa Oo Kaalmo La Gaadhsiiyey
Hargeysa(OWN): Hay’adda Dawcatul Islaamiya ee dalka Garad ayaa manta 200 oo qoysas danyarta ah oo ku nool Xaafada Daami ee degmada 26 juun gaadhsiisay deeqa adhig ah, oo ay ugu talo gashay munaasibada Ciidul Adxa dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalooyinka Somaliland.... Read more
Sidee Looga Ciidey Wadanka Finland.
Finland (OWN): Waxaa si aad u heersareysa dadka muslimiinta ee ku nool caasimada wadanka Finland looga ciiday maalinta ciidal adxaa, iyadoo goobo badan lagu kala tukadey ciidii maanta, waxa ka mid ahayd goobta badhtamaha caasimada ee uu soo diyaariyey Masjidka Raabida Muslimiinta Helsinki, ... Read more
Ciyaaryahanka Caanka Golf-ta Tiger Wood oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Shil-baabuur.
US (OWN): Tiger Woods oo ah ninka adduunka ugu haysata ciyaar-wanaaga xeegada (golf) ayaa lagu soo waramaya in uu galay cusbitaal ka dib markii gaadhi uu keligii watey oo saarnaa wado u dhaweyd gurigiisa ka leexdey. War laga soo xigtey shabakada CNN ayaa shaygeysa in baabuurku ku leexsamay ... Read more
IMAARATKA CARABTA & SUCUUDIGA OO DHUL XUDUUDKA U DHAXEYA ISKU HAYSTA
ABUDHABI(OWN): Sida ay qortay wakaalada wararka ee dalka isutaga imaratka carabta WAM madax weynaha dalkaas SHEEKH KHILFA BINI SAA,ID AL NAHYAN ayaa waxa uu soo saaray wareegto uu ku magacaabay gudi u xilsaaran arinaha xuduudka dalka imaretka iyo wadanka boqor tooyada sucuudiga gudidaa oo uu madax ka noqondoono ... Read more
Ururka midoga afrika oo dhaliilay beesha caalamka
Nairobi(OWN)Midowga Afrika ayaa dhaliilay Beesha caalamka kaalinta ay ka cayaareyso taageerada dowlada KMG ah iyo Ciidamada AMISOM. Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nikolas bwakira oo... Read more
Jawaab: Warsaxaafdeedkii ay shalay soo saareen xisbiga UCID
Hargaysa (OWN): Salaan dhamaan shacabka Soomaaliland meel kasta oo aad joogtaanba. War dhowaan kusoo baxay ama lagu soo daabacay shabakadda caanka ah ee Qarannews kana hadlayey is-xulufeysiga iyo kala qaybsanka ka dhex bilaabmay xisbiga uu mulkiilaha ka yahay mudane Faysal Cali Waraabe ... Read more
Acmaashii xajka oo maanta si toos ah u bilaabantay.
Maka:(OWN) Muslimiinta sanadkan xajka gudaneysa oo tiradoodu udhaxeyso laba ilaa sadex milyan ayaa saaka bilaabay camalkii ugu horeeyay acmaasha Xajka,
kadib markii saaka ay u kalaheen dhankaas iyo MINA si ay halkaa ugu qaataan maalinka sideedaad ee Dilxija oo looyaqaano YAWMO TARWIYA.
... Read more
Wararkii Wargeyska OGAAL, Cadadkii ARBACADA, 25/11/09:
Maraykanka: 73-jir Soomaali ah oo cusbatal u galay Weerar lagu qaaday
Aburn (Ogaal): Oday Soomaali ah oo da’diisu tahay 73-jir, kana mid ah Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Magaalada Aburn ee Gobolka Maine ee dalka Maraykanka, ayaa Cusbatal la dhigay,... Read more
CARUURTA LA DILO IYO KUWA AAN LA DILIN OO KALA HOR GABOOBA MARKAY WEYNAADAA
PROVIDENCE(OWN): Sida ay sheegtay daraasad cusub caruurta la kulanta dilka iyo caga jugleynta had iyo jeer uga timaada waalidkood kuwaas oo ka dhaxla dhibaatooyin ay ka mid yihiin qaar uga yimaada xaga jidhka iyo xaga nafsada ayaa waxaa daraasadan lagu ogaadey ... Read more
GOLOFISKII MICHEAL JACKSON OO LAGU IIBIYEY 350,000 US DOLLER
NEW YORK (OWN:)- Waxaa la iibiyey golofiskii GLOVES kii maqaarka ka sameysnaa ee MICHAEL JACHSON kuwaas oo ahaa kuwii ugu horeeyey ee uu xidho sanadkii 1983 ee uu ku sameeyey ciyaartiisii ugu horeysay ee caanka ahayd ee MOON WALK,... Read more