Maxaad ka Taqaana Xayawaanka Iyo Dareenka Dacaylka?!!
China(OWN)- Waxa jira dareen rabaani ah oo lagu magacaabo jacayl kaas oo ku dhici kara wax kasta oo nool ha ahaado xayawaan, dad, ama noole kaleba hadaba sida ay daabacday wakaalada wararka ee + SAWIRO... Read more
WAA MAR KALE IYO MADASHII SUGAANEED EE NIMCO GABAYDO!
Hargeysa(OWN)-Maansadan waxa la yidhaahdaa BI`WAA HODAAY, Waa Maanso Baroordiiq ah oo ka hadlaysa dhibaatada haysatay mudo aad u dheer walaalaheena Soomaaliyeed, Maansadan Baroordiiqda ah ee ka soo maaxday maskaxdii Abwaanadii NIMCO AADAN HURE (NIMCO GABAYDO)
... Read more
SAWIRKA MAANTA ( Picture Of the day)
Halkan Ka Daawo sawir-gacmeed muujinaya sida ay Saddexda musharax ee Ka kala sharaxan saddexda Xisbi qaran ee UDUB,Kulmiye iyo, UCID ay ugu tartamayaan Doorashada Madaxtinimada Somaliland... Read more
DAREENKA NABADDA (Qaybtii 2aad)
London(OWN)- Waxaan jecelahay inaanu Halkan idiinku soo gudbino Qaybtii Labaaad ee Barnaamijkii la magac baxay Dareenka Nabadda Waxa Barnaamijkan inoo soo diyaariyey Maxamed Yuusuf Xaaji Cabdi (Keyse).
... Read more
WAA MAR KALE IYO MADASHII SUGAANEED EE NIMCO GABAYDO!
Hargeysa(OWN)- Waa Maanso jacayl ah, aan mar kale idiin kala baxno bal naga qabo murtiddii oo miiran sida biyo xareed ah oo aad u haraad qabtid. Maansadan jacaylka ah ee ka soo maxay Abwaanadii NIMCO AADAN HURE (NIMCO GABAYDO)
... Read more